10/08/2026
Finally Alx
After a long journey of hard work, patience, and dedication, I have successfully defended my graduation thesis. This is an important milestone and one of the goals I have been working toward.
That is just one step toward my dreams, and I looked forward to achieving even greater goals.
20/07/2026
*Mahadnaq iyo Bogaadin*
Maamulka Mac'hadka wuxuu si weyn ugu mahadcelinayaa oo door muuqda ka qaatay dhinaca farsamada intii uu socday tartan aqooneedkii ardayda loo qabtay.
wuxuu dadaal iyo karti dheeraad ah geliyay diyaarinta Boosta-rada iyo dhammaan taageeradii farsamo ee loo baahnaa, taasoo wax weyn ka tartay habsami u socodka tartanka iyo bilicdiisa.
Hawlkarnimadiisa, hal-abuurkiisa iyo sida hagar la'aanta ah ee uu uga shaqeeyay guusha tartanka waxa uu mudan yahay bogaadin iyo qaddarin.
Mac'hadku wuxuu kuugu mahadcelinayaa waqtigaaga, dadaalkaaga iyo sida daacadnimada leh ee aad mar walba ula garab taagan tahay machadka.
18/07/2026
Cabdiraxman Maxamed Cabdulahi oo ka mid ah ardada waxka barata Macahadka Mire Modern College ayaa ku guuleystay sualihii dhextaalka ahaa ee laweydinayey jamaa hirta inta uu tartanka socodey.
Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dadaal kaaga h**ey usii wad waxaan kuu rajeynaynaa inaa kasoo muuqato kaalimaha h**e imtixaanka dowladda I. A
16/07/2026
Sawirada tartankii finalka ahaa ee u dhaxeeyey iyo halkaas oo guusha ku raacdey Khalid binu waliid.
Hambalyo Khalid binu waliid
15/07/2026
🏆🌟 HAMBALYO GUULEYSTAYAASHA TARTANKA AQOONEEDKA AQOON IYO AKHLAAQ🌟🏆
Maamulka iyo Macalimiinta waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guuleystayaasha ku kala guuleystay kaalinta 1-aad iyo kaalinta 2-aad ee Tartanka Aqooneedka Aqoon iyo Akhlaaaq.
Guushiinniinnu waa mid ka dhalatay dadaa, karti iyo isku xirnaan.
Aqoontu waa iftiin, dadaalkuna waa jidka guusha.
Hambalyo mar kale dhammaan guuleystayaasha! Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar, iyo mustaqbal ifaya.