31/10/2024
collaboration with GREDO Somalia, we successfully conducted training on GBV (Gender-Based Violence) awareness and protection education for students from IDP communities.
This training was also supported by Save the Children in Somalia and . We would like to extend special thanks to GREDO for their efforts and dedication in making this program possible, as it holds great importance for the community.
27/10/2024
Tababar socday muddo laba maalmood ah oo si nabad ah kusoo dhammaaday,
Tababarkan lagu barayo macalimiinta iyo maamulka iskuulada sida ay uga hortagi karaan kana jawaabi karaan tacaddiyada ka dhanka ah (GBV) ee iskuulada IDP-yada ee Baidoa ayaa muhiimad weyn u leh ilaalinta caruurta.
tababarkani waxa uu xoojinayaa dadaalka aan ku jirno ee ku aaddan ilaalinta carruurta heer kasta, waxaana uu qabsoomay iyadoo la kaashanayo GREDO Somalia. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan dadka ka qeyb qaatay guusha barnaamijkan, gaar ahaan Hay,ada GREDO Soomaaliya, Save the Children in Somalia, iyo .
23/10/2024
We successfully organized a workshop for select duty bearers, focusing on training educators by providing specialized training for teachers and school administrators on how to prevent and respond to gender-based violence (GBV) in IDP schools in Baidoa.
This impactful event, in collaboration with GREDO Somalia, strengthens our ongoing efforts to protect children from GBV at all levels.
We would like to extend our special thanks to everyone who contributed to the success of this program, especially GREDO Somalia Save the Children, and .
Save the Children in Somalia
13/10/2024
Guddoomiyaha Midowga Ardayda KGs mudane Abdirizak Jakaton ayaa ka qeyb galay daahfurka mashruuc cusub oo ku saabsan awoodsiinta dhalinyarada iyo haweenka ee degmada Baydhabo, oo ay soo qabanqaabisay Hay'adda Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka ee ( .)
11/10/2024
Chairman SSSU Abdirizak Jakaton had participated : 'Kick-off meeting with local authorities, the Ministry of Women, and Civil Society Organizations (CSOs) to explain the objectives of the project,' organized by Bay Women Development Organization.
The meeting focused on outlining the project’s goals and establishing collaboration between government bodies and civil society to ensure its successful implementation."
31/08/2024
Midowga ardeyda kgs waxa hambaliyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Ardeyda fasalka 8aad ee maanta heley natiijadooda, Hambaliyo mar kale
29/08/2024
إنالله وإنا اليه راجعون
Dhamaan midowga ardeyda kgs waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo waalidiinta oo ka mid ahayd ardayda isku diyaarinaayey fasalka F4 sanad- dugsiyeedka 2024-2025 ayaa u geeriyootey Xanuun mudo la dhibaneyd, waalidiinta Asma waxaan leenahay qalbigiina Allaha idin qaboojiyo, samir iyo iimaan idinka siiyo.
Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo 🤲😭
27/08/2024
Midowga ardeyda kgs waxa uu hambaliyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Ardryda KGs mel kasto ay joogaan
27/08/2024
Midowga Ardeyda KGs waxa Hambaliyo iyo bogaadin u dirayaan, Abditax nur Ahmed Oo kalinta 3aad u galey imtixaanka Dowlada Fidraalka Somalia.
Abditax waxa uu ka mid yahay Ardeyda iskuul Albashaair