City Pre-University College

City Pre-University College

Share

Community of Learning

31/08/2025

Machadka City Pre-University College waxa Sharaf wayn u ah inuu qayb ka ahaa taabagaliyaasha program kaan muhiim ka ahaa ee lagu hagaayay ardayda sanadkaan Soo dhamaystey dugsiga sare.

Waxaan umahadcelinaynaa bahda Somcourse oo iyada Soo agaasintey program kaan ay ka faaideysteen in ka badan 300+ oo arday oo kala jooga gobolada dalka.


01/08/2025

إن لله وإنا إلبه راجعون
إن الله ما ٱخذ وله ما أعطا وكل شئ بأجل مسمي.

Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la qaybsanaynaa ehelka iyo qaraabada uu ka baxay oo ah Aabaha dhalay Abuubakar Abduqaadir oo kamid aha ardayda Machadka City Pre-University College .

Waxaan leenahay ilaahay naxriistii jannada hakaa waraabiyo - kitaab kaagana gacanta midig Alle hakaa siiyo - ehelkiiiy iyo qaraabadii uu ka baxayna Alle sabar iyo Iimaan Haka siiyo.

23/07/2025

Kelimaddii maamulaha machadka City Pre-University College Ustaad Ali Hassan Isak

Xafladda Qalin bedelashada Dufacadda 1aad ee machadka City pre-university College.

22/07/2025

oo kamid ah ardayda Qalin bedelanaysa machadka ayaa Gabay cajiib ah kasoo jeediyey Xafladda Qalin bedelashada Dufacadda 1aad ee machadka City Pre-University College .

22/07/2025

oo kamid ah ardayda Dufacadda 1aad ee machadka City Pre-University College ayaa Soo jeedisay Gabay ay ku amaanayso Macalimiinta.

22/07/2025

oo kamid ah ardayda Qalin bedelanaysa ayaa Gabay maxaa oo ay ku amaanayso hooyo kasoo jeedisay xafladda qalin bedelashada Dufacadda 1aad ee machadka City Pre-University College .

22/07/2025

Khudbadii Ustaad Liibaan Garaad xafladda qalin bedelashada Dufacadda 1aad ee City Pre-University College .

18/07/2025

The Beautiful Day - Congratulations City Pre-University College Family

Photos from Kamil International University's post 17/07/2025
Photos from City Pre-University College's post 17/07/2025

Q2aad: Sawirada xafladdeeniianta

Waxay noo tahay maalin aan marnaba ilaawi doonin.

Hambalyo dhammaan ardaydeena.



Photos from City Pre-University College's post 17/07/2025

Q1aad: Sawirada xafladda qalin bedelashada Dufacadda 1aad ee machadka City Pre-University College



Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo