17/05/2025
, Waxaa Si Nabad ๏ธleh inoogu soo idlaadey Maalintii Labaad (Day two) ee Barnaamijka Jiheynta Ardada F 12aad ee Deg Buur-Hakaba.
Kulan Qiima badan oo ay iskugu imaandeen Dhamaan Bahda Waxbarashada Degmada Buur-Hakaba Gaar ahaan Ardeyda 12aad kaas oo uu soo jeediyey ( ).
Ardeyda ayaa ahaa kuwa xiiso iyo rabitaan badan uhaayey Barnaamijka oo ahaa mid Gundhig unoqon doono Guusha Taariikhiga ah ee Imtixaanka Dowladda oo ina soo aadan I.a.
Kulanka ayaa kusoo idlaadey Jawi Farxadeed iyo Dhiiranaan Dhanka Imtixaanka ah oo aY Ardada heleen Dhiirigelin iyo Talooyin wax ku ool ah๐๐โฅ๏ธ.
16/05/2025
: Maalintii Koowaad (Day one) ee Barnaamijka Jiheynta Ardada F 12aad ee Deg Buur-Hakaba.
Kulan Qiima badan oo ay iskugu imaandeen Dhamaan Bahda Waxbarashada Degmada Buur-Hakaba Gaar ahaan Ardeyda 12aad kaas oo uu soo jeediyey ( ).
Ardeyda ayaa ahaa kuwa xiiso iyo rabitaan badan uhaayey Barnaamijka oo ahaa mid Gundhig unoqon doono Guusha Taariikhiga ah ee Imtixaanka Dowladda oo ina soo aadan I.a.
15/05/2025
, Waxaa Si Nabad ๏ธleh inoogu soo idlaadey Maalintii Koowaad (Day one) ee Barnaamijka Jiheynta Ardada F 12aad ee Deg Buur-Hakaba.
Kulan Qiima badan oo ay iskugu imaandeen Dhamaan Bahda Waxbarashada Degmada Buur-Hakaba Gaar ahaan Ardeyda 12aad kaas oo uu soo jeediyey ( ).
Ardeyda ayaa ahaa kuwa xiiso iyo rabitaan badan uhaayey Barnaamijka oo ahaa mid Gundhig unoqon doono Guusha Taariikhiga ah ee Imtixaanka Dowladda oo ina soo aadan I.a.
12/05/2025
Dhamaan Bahweynta Degmada Buur-Hakaba Gaar ahaan Ardeyda Fasalka 12aad๐โจ๏ธ.
Kulan Qiima badan oo ay iskugu imaan doonaan Dhamaan Bahda Waxbarashada Degmada Buur-Hakaba Gaar ahaan Ardeyda 12aad kaas oo uu soo jeedin doono ( ).
Kasoo Qeybgalkaaga waa u muhiim Rumeynta Riyadaada Waxbarasho.
Balanteenu waa Hoolka Kolejka Amaar Bin Yasir.
25/04/2025
iyo
Cinwaanka Kulanka:
"Dhibaatooyinka Nafsiyadeed ee ay la kulmaan Dhalinyarada Qarnigaan iyo Sida looga Gudbi Karo".
Kulanka waxaa soo qabanqaabiyey NAADIGA GARAAD PLUS.
22/11/2024
๐โจ๏ธ
~Waxaa si qurux badan u dhacay kulankii qiimaha badanaa oo aynu uqabaney Bahda Waxbarashada Degmada Berdale kaas oo uu bixinaayey Maamulaha Kolejka APC Abdul-Kadir Mohamed Nour .
Kulanka oo Cinwaankiisu ahaa: Ahmiyadda Waxbarashada iyo Aaminida Deegaankaaga.
Boqolaal Ardey, Macalimiin, Maamul kala duwan oo kamid Gudoomiyaha Waxbarashada Deg.Berdale, Maamulka Iskuul Berdale iyo Maamulaha Kolejka Al-Azhar ayaa kasoo Qeybgaley Kulanka wax badan ka Faaidey.
21/11/2024
iyo Macalimiinta ๐๐๐จโ๐ซ๐ธ๐ด.
APC:Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ๐ธ๐ด.
Hambalyo Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed๐๐จโ๐ซ๐ธ๐ด.
๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐จ๐ฑ๐๐ฏ ๐๐ต๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
21/11/2024
APC:Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ๐ธ๐ด.
~Xaflad ay soo qaban qaabiyeen ayaa loogu Hambalyeey Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed๐ธ๐ด si Gaar ah Macalimiinta , Sidoo kle Xaflada waxaa iskugu Jirey , iyo sidoo kle inkastoo aysan jirin Qiima lamid ah โจ๏ธ๐จโ๐ซ๐ธ๐ด.
Hambalyo Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed๐๐จโ๐ซ๐ธ๐ด.
๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐จ๐ฑ๐๐ฏ ๐๐ต๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
21/11/2024
APC COLLEGE in Berdale๐.
Adeeg Bulsho๐ซด๐
โ ๏ธ๐
Kulan Qiima badan oo ay iskugu imaan doonaan Dhamaan Bahda Waxbarashada Degmada Berdale kaas oo soo jeedin doono Maamulaha Kolejka APC ( ).
Kasoo Qeybgalkaaga waa u muhiim Rumeynta Riyadaada Waxbarasho.
Balanteenu waa Hoolka Kolejka Al-Azhar.