Imam Zayli'i School-Baidoa

Imam Zayli'i School-Baidoa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imam Zayli'i School-Baidoa, School, Baydhabo.

“Imam Zayli’i School is a leading educational institution providing quality primary and secondary education.We are committed to nurturing well-disciplined, knowledgeable,and future-ready students through excellence in teaching and strong moral guidance.”

19/03/2026

Ciid Mubaarak 🌙✨

Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta Iskuulka Imam Saylici waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inagu gallado naxariistiisa iyo dambi-dhaafkiisa.
Ciiddaan ciiddeeda kale ha inagu gaarsiiyo caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ciid Wanaagsan dhammaantiin.

21/02/2026

JADWALKA KALA SAREYNTA.

19/02/2026

Kullanka 8AAD.

17/02/2026

Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda Iskuulka Imam Saylici waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, munaasabadda bilowga bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo cibaadadeenna, soonkeenna iyo camalkeenna wanaagsan, kana dhigo Ramadaan mid nabad, naxariis iyo barako u ah dhammaanteen.

Ramadaan Mubaarak 🤲🌙

17/02/2026

Kullanka 7AAD.

16/02/2026

Kullanka 6AAD.

16/02/2026

Kullanka 5AAD.

15/02/2026

Kullanka 4AAD.

13/02/2026

Kullanka 3AAD.

12/02/2026

KULLANKA 2AAD.

Photos from Imam Zayli'i School-Baidoa's post 11/02/2026

KOOBKA IS-DHEXGALKA ARDDADA IMAM SAYLICI.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Baydhabo