Hoyo Fadumo Ibrahim Warsame oo ka mid ah waalidiinta ardaydooda wax ka barata BMS ayaa qayb ka ahayd martida Xaflada Sagootinta Fasalka 12aad, waana Dufcadii 22aad.
Hoyga aqoonta iyo hogaanka iskuulada KGS
Baidoa Model School BMS
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baidoa Model School BMS, School, Baydhabo.
Baidoa Model School BMS is the first school to serve high school in Baidoa || Barteena Tiktok, https://vm.tiktok.com/ZMH7M4vnPLDaP-Dydz7/ || waa ino muhiim in Follow, Like & Share noo taabato si aad u noqoto qofka ugu h**eeya ee fariinteena soo gaarta.
12/06/2026
π’ Ogaysiis Muhiim ah: Guud ahaan ardayda Dugsiga BMS, waxaan la wadaagaynaa fasalka uu arday walba ku galayo imtixaanka ugu dambeeya ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Waxaan ka codsaneynaa dhammaan ardayda inay si taxaddar leh u hubiyaan fasalka loo asteeyey, isla markaana ay yimaadaan goobta imtixaanka waqtigii loogu talagalay.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, dadaal iyo natiijooyin wanaagsan.
BMS School Knowledge β’ Discipline β’ Success πβ¨
Mudnaanta KGS Model baa leh
11/06/2026
π’ Ogeysiis Muhiim ah: Guud ahaan ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga BMS waxaan la wadaageynaa Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe sanad dugsiyeedka 2025-2026 Imtixaankaas oo ay qaadeyso Wasaarada Waxbarashada KGS.
FG. Imtixaanka waxaa uu bilaabanayaa maalinta Isniinta kuna beegan 15 June 2026.
Waxaan idin rajeyneynaa guul idin Alle π€²
11/06/2026
Maalinta Sabtida, taariikhdu markay tahay 13 June 2026, waxaa si rasmi ah inoogu bilaaban doona Imtixaanka ugu dambeeya ee Sanad Dugsiyeedka 2025β2026.
Maamulka iyo macallimiinta BMS waxay ku wargelinayaan dhammaan ardayda inay sameeyaan dadaal dheeri ah, dib-u-eegis joogto ah, iyo diyaar-garow buuxa si ay guul uga gaaraan imtixaanka.
Imtixaankani waa mid go'aaminaya natiijada dadaalkii iyo waxbarashadii sanadkan oo dhan, sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah in arday kasta si masuuliyad leh ugu diyaar garoobo.
Waxaan idinku boorrineynaa:
β’ Inaad si wanaagsan u akhrisataan casharradiinna.
β’ Inaad waqtigiinna si habboon u maareysaan.
β’ Inaad ka fogaataan wax kasta oo carqaladeyn kara waxbarashadiinna.
β’ Inaad imtixaanka ku timaaddaan waqtigiisa iyadoo la ilaalinayo anshaxa iyo nidaamka dugsiga.
Waxaan rajeynaynaa in dhammaan ardayda ay muujiyaan karti, dadaal iyo hufnaan, kana soo hooyaan natiijooyin wanaagsan oo sharaf u noqda naftooda, waalidiintooda iyo dugsigooda.
Guul iyo Gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa.
BMS School Knowledge β’ Discipline β’ Success :::
FG. Maalinta sabti Subixii ayaa la galayaa imtixanka, laga bilaabo maalinta Axada ilaa uu Examka ka dhamaanayo gelinka dambe ayuu noo sii socon doonaa imtixaanka sidaas ula socda ardayda sharafta leh.
Axada: Saacadu 8 saac Duhur nimo
Nacima waa gabar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalin badalaneysa BMS oo jeedineysa Gabay ay ugu talagashay Dugsiga.
09/06/2026
π’ : Wasaarada Waxbarashada KGS ayaa si rasmi ah u shaacisay Xaruumaha lagu geli doono imtixaanka Fasalka 8aad.
FG. Guud ahaan ardayda Fasalka 8aad ee Baidoa Model School waxaan u sheegeynaa Xaruumaha ay ku geli doonaa imtixaanka.
- Model1 ( Al-Macrifa )
- Model2 ( Mujamac kweit )
- Model ABE ( Darul Kheyr )
Waxaan idin rajeyneyneynaa Guul idin Alle
Gudoomiyaha Midowga ardayda BMS, Nasrudiin Abukar Hassan kana mid ah ardayda sanadkan u fariisanayaan National Examka oo hadal dardaaran ah u jeediyey guud ahaan ardayda fasalada kala duwan ee Dugsiga.
ππππππ πππ πππππ πππππππ πππ ππππππ
Abwan Mukhtar oo ka mid ahaa ardaydii h**e uga aflaxday BMS oo Gabay dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey Xaflada Sagootinta ardayda Fasalka 12aad ee Dugsiga, wuxuu qayb ka ahaa martida Xaflada.
"Mudnaanta KGS Model-baa leh"
06/06/2026
Fardowsa Ahmed Ugari oo ka mid ahayd ardaydii h**e uga qalin badelatay BMS waxayna qayb ka ahayd Dufcadii 16aad, waxay ahayd Gabar aad u dadaal badan akhlaaq wanaagsan leh, waxay wax ku baratay Jaamacada EskiΕehir Osmangazi ΓΌniversitesi, oo ku taalo wadan turkiga, waxayna baratay Faculty of Engineering and Architecture department of Architecture.
Qalin-jebintu waa bilow cusub oo kuu horseeda inaad aqoontaada ugu adeegto bulshadaada iyo dalkaaga, waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo guulo kale oo badan, haddii Alle idmo.
Hambalyadu waa dhiira-gelin ee u soo qor Hambalyo.
oo ah horjoogaha Kuliyada Caafimaadka Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus oo kalimad dardaaran ah u jeediyey ardayda Fasalka 12aad BMS oo sanadkan ka qalin badalanayaan Dusgsiga waana Dufcadii 22aad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Baydhabo
252