09/04/2026
Machadka Gerbooda Professional College GPC oo aad uga barateen tababarada kor u qaadista xirfadaha ayaa wuxuu qaban doonaa tababar ku saabsan xirfada "Keyboard typing ", tababarkaas oo socon doona mudo 2 asbuuc ah.
Wuxuuna bilaaban doona Sabtiga wakhtiguna waa bacdul casir.
Ka faaidayso yaan lagaa buuxin
26/03/2026
Ma tahay qof daneynaayo barashada cilmiga beeraha hadii jawaabtaadu ay tahay haa machadka Gerbooda Professional College GPC wuxuu kuu diyaariyey diploma in agriculture.
Koorsadaas oo laguugu bari doono si bilaash ah theory iyo practical-ba laguu tusi doono.
Tirada la qaadanayo waa ay xadidan tahay.
ka faaideysi wacan.
Wixii faafaahin ah: 61 3485816
20/03/2026
Ciid Wanaagsan, Nabad iyo Caafimaad ku Ciida.
كُلُّ عامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ
professional college
11/03/2026
𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫𝗔 𝟭𝟬-𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗠𝗕𝗘 𝗘𝗘 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗔.
Waxaan ogeysiinaynaa dhammaan waalidinta, ardayda iyo Macallimiinta in Machadka uu galay fasax kooban oo ku aadan 10-ka dambe ee Ramadaan iyo maalmaha ciida.
Fasaxu wuxuu bilaabanayaa manta oo 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐨 ah, taariikhduna tahay 22-ka Ramadaan 1447 Hijriya, kuna beegan 11-03-2026 Miilaadi.
Sidoo kale fasaxu wuxuu ku egyahay maalin isniin, taariikhduna ku beegantahay 23-03-2026.
Daraasada waxbarasho waxay dib u bilaaban doontaa maalin Talaado ah, oo taariikhdu ku beegan tahay 24-03-2026.
Waxaan dhamman bahda Machadka isku dardaarmeynaa in aan ka faa'iideysano maalmahaan kheyrka badan una duceyno dalka iyo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha heysta.
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗
08/03/2026
Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan Final-kiisa waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.
Guul ayaa idin rajeyneynaa.
08/03/2026
Khalid binu waliid oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.
08/03/2026
Lions of Gpc oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.
07/03/2026
Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan wareegiisa labaad waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.
Guul ayaa idin rajeyneynaa.
03/03/2026
Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.
Guul ayaa idin rajeyneynaa.
03/03/2026
Life care oo u gudubtay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.