Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Mubaarak Baydhabo soomaaliya

Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Mubaarak Baydhabo soomaaliya

Share

Waxbarasho tayo leh iyo tarbiyo wanaagsan

03/06/2023

Xafalada si xeer sare loo soo cagaasimey waxaa ka soo qeeb galey marta sharaf leh iyo Macalin ta iskuulka mupaarka pss waxaa is sharaf u soo cagaasimeen ardeyda iskuulka mupaarka ee fasalka 8aad
Xafalad waxaa ka soo qeeb galey gadoomiyaha xafada daaru salaama

for education

Photos from Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Mubaarak Baydhabo soomaaliya's post 14/05/2023

Maanta oo aheed maalintii labaad ee imtixaanka aaqur caamka lagalaayey ardeyda iskuulka mubaarka pss waxaa ku jiraan imtixaanka ugu dabeyey

14/05/2023

Waxaan halkaan hambilyo igu dirayaa fasalka 8aad waxaan idin leeyahay guulseyta walalaga wahad ma qandoodiin kuwee guulseyteen oo dalkoodan canfaye dadkoodan can faye io diintooda can faye waa ardeydii iskuul mubaarka pss

11/05/2023

Maxamed isxaaq ustaada madjinaay intaa in kabadan naqamudan tahay

10/05/2023

Xaflad qalin jabinta ah oo maanta kadhadey iskuul mubaarka pss oo maanta qabsadeen dufcadii 1aad oo is haar sare loo soo aqaasimey maanta waxa u caheed maalin faxaheed

17/04/2023

Ardey iskuul mupaarka oo gadoonsiye gabar lagu magacaawo nasira oo xadiyadaas uga talgeye iskuul mupaarka

Fadlan follow noo dhah beejka iskuul mupaarka

01/03/2023

Booqashadii Gadoomiye iyo wafdigii hogaminaayey mudane waxa meesha kuso dhaweeyey maamule

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Daaru Salaam
Baydhabo
252