27/08/2024
Hambalyo Dhammaan Ardeyda soomaaliyeed ee ku baasey Examka 2023-2024 ee ay qaadey Jamhuuriyada Federally Soomaaliya waxaa aan si gaar ah ugu hambalyey neyaa Ardeyda Ahsan primary and secondary school ee u soo gudbey heerka 1"aad ee jaamacada.
Hambalyo Hambalyo.
15/06/2024
Eid Mubarak Dhamaan Umada Soomaaliyeed, Gaar ahaan Moalimiinta, Ardeyda iyo Waalidiinta Ahsan primary and secondary school waxaan idinku hambalyeey neynaa farxada maal maha Ciida.
Allah Ciidaan Ciideeda kale ha inagu gaarsiiyo Nabad iyo Caafimaad.
17/05/2024
Qayta 2"aad iyo booqashadii aan ku tagney Zamzam University.
Waxaa aan u mahad celineyaa Maamulka iyo macalimiinta aadka inoogu soo dhoweeyey Jaamacada Faca wayn ee Zamzam.
01/05/2024
Aqoon Kororsi
Ardeyda uga dambeeya ee fasalada dugsiga sare ee Ahsan primary and secondary school oo ay hogaamineyaan maamulka iyo maclimiinta Ahsan primary and secondary school ayaa waxaa ay ardeydaas loogu soo gabo gabeeyey tabobar dhanka Practical ah oo ay kuqaateen qaybo kala duwan.
Waxaa Halkaas Nagu soo Dhoweeyey Maamulka iyl Maclimiinta Jaamacada Ganaany University waana ugu mahad celineynaa soo dhoweyn tooda.
27/04/2024
GINGER PRODUCTION
GINGER FARMING HAS FOR MANY YEARS BEEN A REGULARISED FORM OF FARMING IN SOME AFRICAN COUNTRIES BECAUSE OF ITS ECONOMIC REWARD,EXPORT RATE AND VARIOUS OTHER BENEFITS..
QUICK THINGS TO KNOW ABOUT GINGER..
1.Ginger is planted using RHIZOMES (it doesn't produce true seed that can be used for planting)
2. It does well in well drained fertile loam soil..
3.water availability is necessary.
4.you need 1500 kgs of ginger seedlings to grow a Hector and the potential yield is 18 to 40 tones per Hector.
5. Ginger takes 8 - 9 months to be ready for harvest( it requires patient farmers to yield good results)
6.you can grow ginger organically ( using compost manure..no fertlizer)
7.GINGER has a ready market because it is used as a spice in many area,as a herb for some remedies,it is used in production of things like drinks,smoothies,GINGER TEA e.t.c
8.Ginger is easy to grow and manage and does very well in some parts of Africa
9.the profit margin is good because you produce Alot of tones per Hector compared to other crops. E.G the farm gate price can be 1 USD to 4 USD per kg so one Hector produces a minimum of 18 tones(18,000 kgs) so 18000 x 1 USD = 18,000 usd.. anyway that for the next lesson.
10. you need irrigation to grow ginger of course you can grow it under rain fed but you need a back up irrigation system for you to use once the rain has stopped... remember I said ginger takes 9 months..
12/04/2024
Tartanka kubadda cagta ee School Ahsan oo dib loo bilaabi doono insha Allah waxaa wada cayaarey fasalada kala ah 4"aad iyo 5"add ee Dugsiga Hoose Iyo Dhexe ee Ahsan primary and secondary school
Hablyo dhamaantiin.
04/02/2024
Unlocking Potential, Nurturing Success! Enroll your child at Ahsan Primary and Secondary School, where excellence meets education. Our private school is dedicated to providing top-tier teachings, fostering a dynamic learning environment, and empowering students to reach their full potential. Join us in shaping a future of academic brilliance and personal growth. Ahsan primary and secondary school – Where Success Begins!
28/01/2024
Learn today as to be the leader of tomorrow.
27/01/2024
20 books 📚 to Master 5 Skills