15/08/2026
Machadka Darul Barakaat wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Fasalka 12-aad (F4) ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026.
Waxaan u hambalyaynaynaa dhammaan ardayda dadaalka iyo juhdiga muujisay si ay ugu gudbaan mid ka mid ah boondooyinka waxbarasho. Guushani waa bilowga safarkiina cusub ee waxbarasho iyo fursad aad ku hormarin kartaan mustaqbalkiina aqooneed.
Fadlan qaybta hoose ee faallada ugu wac ardayda ku guulaysatay inay ka gudbaan sandkaan imtixaanka
Hambalyo dhammaantiin, guuleystayaal!
14/08/2026
Ustaad Ahmed sharif Isack ayaa noqdey Macalinka ugu wanaagsan Sanadkan
14/08/2026
Sawirada Photo Group ka Ardeyda Qalin Bedelediyaasha Dufcadda 5aad
13/08/2026
Ardeyda ku guulaystay Kaalmaha H**e
Xaflada Qalin Bedelediyaasha Dufcadda 5aad Ee Machadka Darul Barakat
13/08/2026
Sawiro Qaybta 1aad: Ardeyda Qalin Bedelediyaasha Dufcadda 5aad Ee Machadka Darul Barakat
13/08/2026
Sawiro: Macliminta machadka
12/08/2026
convocation ceremony
part of Arabic Language
دَوْرَةُ رَوْضَةِ الْبَنَاتِ فِي مَعْهَدِ دَارِ الْبَرَكَاتِ
congratulation DBI Family
Class Of 2026
12/08/2026
Family Mohamed Yusuf
Graduation Ceremony
Batch-5
Class Of 2026
Administration And Teachers Are Said Congratulation
12/08/2026
Only Today Is Left
Convocation Ceremony
Batch-5
Class Of 2026
Tomorow If Allah Say
At The Baidoa City Park
8:00Am See less