17/04/2025
Ogaysiis Muhiim ah
Dhamaan Bahda Jecel Barashada QuickBook-ga waxaan Ogeysiinaynaa In Machadka uu Gabanaayo Short Course
Haddaba Qofkii rabo is Diwaangelintu way socotaa ee Horey Ugaara Xarunta Machadka OO ku yaala Inta U dhexeysa Notaayo Xaqsoor iyo Xaaladda Abdalla Deerow
Wixii Faahfaahin ah kala Soo xariir lambarada hoos ku qoran
Mahadsanidiin
13/09/2024
Ogeysiis
Ardeyda Sharafta leh Waxaan Idin ku wargelinaynaa in Maalinta Bari ah inoo Bilaaban doono Courses kii Math & Physics
Iyo Hadda Waa inoo Bari I.a
Waxbarta aan Barwaaqo Gaarnee
✍️🎓🎤
10/09/2024
Ogeysiis Muhiim ah Dhamaan Bahda Jecel Barashadda Maadooyinka subjects Gaar ahaan Mathematics and Physics
Waxaan ku wargelinaynaa in Machad-Ka Qaadan doono Ardey Cusub Fasaladda Form one, Form two , Form Three iyo Form Four Marka Qofkii rabo Diwaan gelintu Way Furan tahay .
Wixii Faafaahin Dheere ah
Fadlan kala Soo Xariir
0610626255/ 0618912060/ 0618011706
08/09/2024
Ogeysiis Muhiim ah
Dhamaan Bahda Jecel Barashadda ka Waxaan Idin ku bishaareynaynaa Machadka Al-AZHAR Modern Academy inoo Qaadanaayo Ardey Cusub oo la Bari doono Quick Book .
Course gan waxaa uu Bixin Doono
Lecturer Hassan Ibrahim Sanweyne
Hadaba Cid calaale cidii Rabto Waxay iska Soo diwaan gelin kartaa Xarunta Machadka oo ku yaala inta u dhaxeyso Beco iyo Taaladda Abdalla Deerow .
Wixii faafaahin Fadlan kala Soo Xariir Lambaradda Hoose
0618011706
0618912060
0610626255
Waxbarta aan Barwaaqo Gaarnee
Xilliga Bilaabashadda 14-9-2024
SABTIda Soo socta
19/07/2024
Ogeysiis Muhiim ah
Machadka Al-AZHAR Modern Academy Waxaa uu Gaadanayaa Ardey Cusub oo labari doono
Computer Skills
Software and Hardware
Ka faa'ideysi wacan
Yaa lagaa buuxin
Is diwaangelintu waxay ka Soctaa Xarunta School oo ku yaala inta u dhexeysa Notaayo Xaqsoor ilaa Taaladda Abdalla Deerow
Mahadsanidiin
18/07/2024
Ogeysiis Muhiim ah
Dhamaan Bulshaweynta Jecel Barashadda Xifradda Sawir gaadidda Waxaan Idin ku bishaareynaynaa in Machad-Ka Al-AZHAR Modern Academy oo Gabanayo Wajigii labaad ee Xifradda Sawir-gaadista .
Sidaas daraadeed Cid alaale cidii Daneynayso Waxay iska diwaan gelin doonaaan Xarunta Machadka uu ku yaala inta U dhexeysa Notaayo Xaqsoor iyo Abdalla Deerow
Wixii Faafaahin Dheere ah Fadlan kala Soo Xariir Lambaradda Hoos ku xusan .
0618912060
0612554293
Mahadsanidiin
14/07/2024
Ogeysiis Muhiim ah
Machadka Al-AZHAR MODERN ACADEMY Waxaa Bulshadda Ku Dhagan Magaaladda tan Baydhabo Ogeysiinayaa in Machad-Ka Gaban doono Korso lagu baran Doono Scientific Subjects
Gaar ahaan Mathematics and Physics oo ay bixin doonaaan Macalimiin Khibrad u leh Maadooyinkaas
Diwaangelinto Waxay ka socotaa Xarunta Machadka oo ku yaala inta U dhaxeyso Notaayo Xaqsoor iyo Taaladda Abdalla Deerow
Wixii faafaahin ah Fadlan kala xariir Lambaradda Hoos kuugu Qoran
0618912060/ 0628912060
Welcome to Al-AZHAR MODERN ACADEMY
MAHADSANIDIIN
10/07/2024
SAWIRO:Q2AAD
Xaflada qalan jabinta macadka Al-azhar modern academy dufcadi 6aad
Al-AZHAR Modern Academy
BAY TV
10/07/2024
Geybtii 1aad
Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii 6-aad Ee Machadka Al-AZHAR Modern Academy
Class of 2024
09/07/2024
Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Ardeyda Al-AZHAR Modern Academy
Class of 2024
2023/24