معهد الكوثر للدراسات الاسلاميهAl -kowthar Institute of Islamic Studies

معهد الكوثر للدراسات الاسلاميهAl -kowthar Institute of Islamic Studies

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد الكوثر للدراسات الاسلاميهAl -kowthar Institute of Islamic Studies, Education, 615018996, Baydhabo.

07/11/2022
07/11/2022

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bahda jacel barashada cilmiga diinta Islaamka in uu machadka Al-kowthar uu bilaabi doono
diiwaangilinta ardada cusub.

02/11/2022

Machadka Al kowthar
AL Xamdulilaah waxaa is nabad ah inagu soo dhamaadey imtaxaankii 2 maalmood socdey.
maamulaha machadka sh salmaan oo hadalo dhiiri gelin ah iyo u mahadcilin u jeediyey macalimiita iyo ardada.

21/09/2022
20/09/2022

ASC. Machadka Al-kowthar oo ka mid ah macaahida diinta lagu barto ee magaalada baydhabo . Waxaa idin leeyahay .
Ka faa ideysi fiican
Sh maxamed haashow

02/08/2022

Dhamaan bulshada daneysa muxaadarooyinka waxaa lo ogeysiineyaa in machadka Al Kowthar institute of islamic sfudies uu qabanayaa muxaadaro ku saabsan fadliga ay leedahay bisha muram.
Koobta :madarasada Umul kheyr ku yaala xaafida salaamey gaar ahaam masjida cali midoowe

27/07/2022

Ka faa ideysi wacan

26/07/2022

Machadka barashada daraasaadka islaamka ee Al -kowthar institute studies .
Machadka oo ku yaala xaafada salaamey gaarahaan agagaarka jaamacada koonfurta soomaaliya.
Machadka wuxuu bixiyaa funuun kala duwan sida : luuqada carabiga ,Axaadiithda,fiqihiga,,
tafsiirka ,siirada nabiga(NNKH) iyo dhamaan culuumta sharaacada islaamka.
Maamulaha machadka:sheekh salmaan

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


615018996
Baydhabo
5454