21/06/2025
Nasiib Wacan .!!
Kani Waa Bogga Saxda ah Ee Midowga Ardeyda Moonlight Inernational College ( M.I.C ) Ballanteenu Waa Waxbarasho Tayo Leh iyo Macalimiin Heegan ah .
21/06/2025
Nasiib Wacan .!!
07/05/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS . !
Waxaa La Ogeysiinayaa Dhammaan Bahda Jecel Waxbarashada Ee Kunool Baydhabo iyo Nawaaxigeeda in Kolejka Moonlight Uu bilaabay Diiwaangelinta Barashada Kombiyuutarka , Diiwaangelintu waa ay Socotaa ee Yaan Lagaa Buuxin Horey Ugaar .
Mahadsanidiin .๐ค
+252612594617 .
Wabilaahi Towfiiq .
20/11/2024
World Teacher`s day .
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ustad Sid Ali isack Ali
Waxaad tahay Macalinkii iga baray wadada Toosan
Kun io Koow Noolow Ustad .๐คฒ๐
Muwaadiniinta oo idil midkii ay ka aflaxeen mudnaan Macalin baa leh .๐๐๐
Ardeyda Moonlight International College
07/11/2024
Maamulaha Xafladiis Lajoogo Ustaad Siidcali Isxaaq Cali
Bursaliid Media for Education
07/11/2024
Maamulaha Guud Global international College Teacher Abdifatah Adani ayaa hadda taagan Masraxa Xaflada Moonlight International College
Bursaliid Media for Education
07/11/2024
Maamulaha Guud Hubaal ACADEMY dr Ustaad Abdimaalik iidow ayaa hadda Masraxa Taagan
Bursaliid Media for Education
07/11/2024
Q1aad Sawiraanta Xaflada Moonlight International College
Dufcadii 5aad
Bursaliid Media for Education
06/11/2024
1 day Left .
#๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐
26/04/2024 Allow unaxariiso Aadan Maxamed
Oo maanta ku geeriyoodey Magaaladda Baydhabo Qabrigiisa Allow U nuuri oo Janatul firdowsa Ka Waraabi .๐คฒ๐ญ
16/01/2024
Soon Insha Allah .