City Model School

City Model School

Share

Primary & Secondary School

City Model School was founded in 24 October 2020 by self-motivated group of Somali Intellectuals in Baidoa, Southwest State of Somalia who saw the need to contribute the children’s education with the ultimate goal of reducing the symptom of illiteracy

Photos from City Model School's post 15/11/2025

Alxamdulillaah, maanta waxaa si rasmi ah inoogu bilowday imtixaankii bilaha ahaa ee dugsiga Primary & Secondary School.

Waxaa Alle ka baryeynaa inuu noqdo mid nabad i noogu soo dhammaada.

12/11/2025

Jadwalka Imtixaan bileedka 2025-2026

23/08/2025


Waxaa lagu wargelinayaa waalidiinta, ardayda iyo bulshada magaalada Baydhabo in CITY MODEL SCHOOL uu si rasmi ah u furmi doono, isla markaana uu wado qaadashada arday cusub ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026.

📅🕐ISKUULKA WUXUU SI RASMI AH U : 30/08/2025 Sabtida Nagu soo aadan i.a

:

Waxbarasho tayo sare leh oo casri ah

Macallimiin aqoon iyo khibrad leh

Daryeel iyo anshax wanaagsan

Deegaan waxbarasho oo ammaan ah

🏢 : Xaafadda Horseed – Laanta 5aad – Wadada 30ka – Agagaarka Al Faras, Baydhabo.

Waalidiinta iyo ardayda xiisaynaysa diiwaangelinta fadlan nagala soo xiriir:
252 611-435353
252 621-435353

CITY MODEL SCHOOL – Waxbarasho Mustaqbal Leh

21/08/2025

كلمة شكر لمعلمي مدرسة سيتي النموذجية
نلقيها نورة حسين

21/08/2025

Hambalyo dhamaan ardada KGS

20/08/2025

C/wali Abuukar ayaa AF-carabi inoogu warbixinaayo sida iskuulka uu ugu dadaalo kor uqadida tayada Ardayga iyo garadkiisa wax barasho.

17/08/2025

Fardowsa Aadan

11/08/2025

C/xakin C/salaan

10/08/2025

Maana xasan xikmado ku darsatay dhabur xirashadii fasalka 8aad

09/08/2025

Xaawa cadow oo u hadiyadeysay gabay carabi ah bahda CMS

08/08/2025

Khaalid Idriis

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo