AL-khaliij educational college

AL-khaliij educational college

Share

welcome to AL-khaliiij Educational college

Photos from AL-khaliij educational college's post 11/08/2023

Manta oo ay tarikhdu ku beegneyd 11/8/2023 waxa inoo qobsoomey baraatikada pratical suture oo inoo bixi nayey ustadkeena
SIIDALI QASIM MOHAMED baratikadas oo ka qayb qaatey dhamaan ardada dhigata Machadka AL-khaliij educational college qaybtiisa caafimaadka sanad dugsiyedkan 2023-2024 ayna qayb kayihiin Dufcadii 4aad machadka

Photos from AL-khaliij educational college's post 22/07/2023

الــــــســـــــــــــــلام عليكـــــــم ورحــــــــــمه اللــــــــــــــــه وبركـــــــــاته❤

Maalinkii shalay ay ku begneyd maalin jumca ah waxaan so xirnay tawabarkii sanadlaha ee sanad walba macagdaka u qabanayey ardada ku dhaqan magalada baydhabo

waxaan meesha qayb ka ahaa maamulka macahadka iyo marti sharaf kale oo uu kamaid yahay ustad cade Abdulahi ibrahim oo ahaa macalimiintii tawabarka bixnayey

waxaan halkaan uga mahad celineynaa sxipka dhow ee macahadka oo ah maalgiliyaasha program ka international university maamulkeeda oo idil

mahadsanidiin

Photos from AL-khaliij educational college's post 17/07/2023

16/7/2023

Waxaan qabanay blood grouping oo ardada macahadka tawabar ahaam loo siinayey ku dhowaad waxaa ka qayb Qatay in ka badan 70 arday

Maalinka jimcaha ayaan soo xiri doonaa tawbarada sanadlaha ee aan qabano sanad walba

Mahadsanidiin la xiriir maamulka machadka +252612205144

15/07/2023

Ogaysiis muhiim ah .....

Dhamaan ardada ku dhaqan magalada baydhabo xaruunta kg kgs machadka AL-khaliij educational college waxaa uu idin heyaa fursad free ah aad ku heli doonto shahaado aqoonsi leh ka faaideysi wacan

Contact us : +252612205144

4years education is better than 2days u learned skills

Photos from AL-khaliij educational college's post 17/06/2023

Waxaa si habsami leh u soctaa xisada caafimaadka ee dufacadii 3/4 ee macahdka AL-khaliij educational college. Aqoontu waxay marwalba la dagaalantaa jahiliga.
hadafka saxda ee machadka uu xig sanaayo waa....

Photos from AL-khaliij educational college's post 11/05/2023

Waxaa maanta si habsami leh inoogu bilowday final exam ka Dufacadii 4aad ee machadka qaybta fundamental Nursing waxaan u rajaynaynaa guul.

Q/Agaasime Machadka Abukar Rufai

18/03/2023
27/02/2023

Macahadka Al-khalij waxaa uu kamid yahay macaahidada ku yaala magaalada baydhabo

True Education is our plan
AL-khaliij educational college

Photos from AL-khaliij educational college's post 27/02/2023

Waxaa si Habsami leh u socdo Koorsadii caafimaadka uu bixinaayey Machadka Al khaliij.

Ku soo dhowaada.

10/02/2023

Fursad Qaali ah ka faaideyso❤❤

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo
5555