AL-abraar primary and secondary school

AL-abraar primary and secondary school

Share

14/04/2026

AL-abraar primary and secondary school
TARTAN AQQOONEEDKA โ€“ WAREEGGA 3AAD
KULANKA 1AAD
Waxaa berri Insha Allaah dhici doona tartan aqooneed xiiso iyo xamaasad leh, kaas oo dhex mari doona fasallada:
๐ŸŽ– 11aad B A vs 10aad B
Waxaa la sugayaa tartan adag, jawi farxad leh iyo bandhig aqooneed heer sare ah.
Guusha ha gaaraan kuwii dadaala!

13/04/2026

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah
Dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo macallimiinta waxaa lagu wargelinayaa in la shaaciyey jadwalka imtixaanka Monthly 2 ee Al Abraar Primary and Secondary School.

๐Ÿ—“ Taariikhda bilaabashada: 18 April 2026

Fadlan ardaydu ha isu diyaariyaan si wanaagsan, kana soo qayb galaan waqtiga loo asteeyey.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin ๐Ÿ“šโœจ

12/04/2026

๐Ÿ† Dugsiga Al-Abraar
๐ŸŽฏ Wareega 3aad ee Tartanka Aqooneed 2025โ€“2026 ayaa si rasmi ah u bilaabanaya!
๐Ÿ”ฅ Tartan xiiso leh oo u dhexeeya fasallada kala duwan
๐Ÿ“š Aqoonta, kartida, iyo tartan adag ayaa la filayaa
๐Ÿ‘ฅ Ha moogaan โ€“ taageer fasalkaaga!
๐Ÿ… Guusha waxaa leh kan dadaala

08/04/2026

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah ๐Ÿ“ข
Dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta waxaa la ogeysiinayaa in:
๐Ÿ“ Imtixaanka bildeedka 2aad (Monthly Exam 2) uu si rasmi ah u bilaabanayo
๐Ÿ“… Sabti, 18 April 2026
Ardayda waxaa laga codsanayaa:
โœ”๏ธ Inay si wanaagsan isu diyaariyaan
โœ”๏ธ Inay waqtiga ilaaliyaan
โœ”๏ธ Inay muujiyaan dadaal iyo akhlaaq wanaagsan
๐ŸŽฏ Guushu waa natiijada diyaar garow iyo dadaal joogto ah
๐Ÿ“š Nasiib Wacan Dhammaan Ardayda! ๐Ÿ“š

22/03/2026

๐ŸŽ’๐Ÿ“š DIB UGU NOQOSHADA DUGSIGA ๐Ÿ“š๐ŸŽ’
Dugsiga Al AL-abraar primary and secondary school wuxuu si rasmi ah u bilaabanayaa beri oo ah Maalin Isniin ah ๐Ÿ“… 23/03/2026
Waxaan ku soo dhoweyneynaa dhammaan ardayda cusub iyo kuwii horeba
โœจ Diyaarso buugaagtaada
โœจ Kaalay waqtiga
โœจ Ku dadaal waxbarashada
๐Ÿ“ Mustaqbalkaaga maanta Xooji!

19/03/2026

Hambalyo Ciidul Fitriga
Maamulka iyo macallimiinta Iskuulka APSS waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan ummadda Muslimka ah, gaar ahaan ardayda, waalidiinta, iyo bulshada inteeda kale munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga oo ku beegan berri.
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa ee aynu soo gudannay bisha barakaysan ee Ramadaan, kana yeelo kuwo ku naalooda nabad, caafimaad, iyo barwaaqo.
Ciidaan ciiddeeda kale ha inooga dhigo mid aynu ku gaarnno farxad, midnimo, iyo is jaceyl, kana fogaano wax kasta oo kala fogeynaya bulshada.
Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta!
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

10/03/2026

Maanta iyo kulanka semi final ka

09/03/2026

Natiijada kullankii maanta

09/03/2026

UJEEDDO: 0GEYSIIS FASAXA TOBANKA DAMBE EE RAMADAAN IYO CIIDUL FIDRIGA
Ku: Dhammaan Shaqaalaha / Ardayda
Maamulku lskuulka wuxuu halkaan ku ogeysiinayaa dhammaan bahda lskuulka Al-Abrar Primary and Secondary School in la fasaxay
shaqadi/waxbarashadii laga bilaabo taarikhda marka ay ku beegantahay 10-ka March, 2026.
Fasaxan ayaa ku aaddan fursad siinta gudashada cibaadada tobanka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan iyo dabbaaldegga
munaasabadda Ciidul Fidriga. Jadwalka fasaxu waa sida so0 sOcota:
Xilliga Fasaxu bilaabanayo: Talaado, 10 March 2026.
Xilliga Fasaxu ku egyahay: Axad, 22 March 2026.
Dib ugu soo laabashada shagada: Isniin, 23 March 2026.
Maamulku wuxuu dhammaan dadka ka faa'iidaysanaya fasaxan ku dhiirigelinayaa in maalmahan qaaliga ah looga faa'ideysto
cibaadada, akhriska Qur'aanka, iyo baryada Alle, si looga guulaysto fadliga tobanka habeen ee ugu dambeeya Ramadaan.
Waxaan idiin rajaynaynaa ciid mubaarak iyo inuu Alle naga wada agbalo acmaasha suuban.

09/03/2026

๐Ÿ”ฅ TARTANKA AL ABRAAR CUP 2025โ€“2026 ๐Ÿ”ฅ
Maanta waxaa garoonka ku wada ciyaaraya labo fasal oo tartan adag oo SEMI FINAL AH โšฝ๐Ÿ”ฅ
๐Ÿ† Form IIIB ๐Ÿ†š 8aad A
๐Ÿ“… 9/3/2026
Yaa qaadi doona guusha maanta? ๐Ÿ’ช
Kaalay oo taageer fasalkaaga si niyad iyo ciyaar wanaag leh! ๐Ÿ‘โšฝ

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo