ISHA Academy

ISHA  Academy

Share

Isha Academy – Baro xirfadaha Photography, Videography & Graphic Design si aad u beegsato shaqo.

03/12/2025

πŸŽ‰ Fasalo Cusub ,Graphic Design & Camera and Video Course – Isha Academy πŸŽ‰
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 12-Dec-2025
πŸ“† Muddada: 2 Bilood
πŸ•˜ Waqtiga: Galab
πŸ“ Goobta Diiwangelinta: Isha Media Office
πŸ“ Class Location: Near GSU or Plasma University
πŸ’‘ Waxaad Baran Doontaa:
🎨 Graphic & Visual Design (Photoshop, Illustrator, Design Principles)
πŸ“Έ Camera and Video (Camera settings, filming, lighting, video editing)
πŸ“ž Diiwangelin & Faahfaahin: 0617434621 (WhatsApp available)

22/11/2025

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Camera & Video Editing Wuu Furanyahay!
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Camera & Video Editing .
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 1-DEC- 2025
πŸ“† Duaration: 2 Months
πŸ“… 1 Dec 2025 | ⏳ 2 Bilood | $15 Per Month
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM Galab | Talaado & Arbaco
πŸ“ Goobta Diiwangelinta : Isha Media Office
πŸ“Class Location: Near Green Somali University GSU
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
πŸ“± 0617434621
πŸ’¬ WhatsApp: isla lambarkaas

22/11/2025

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Graphic Design Wuu Furanyahay! πŸŽ‰
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Graphic & Visual Design oo loogu talagalay kuwa doonaya in ay bartaan hal-abuurka & xirfadaha naqshadeynta casriga ah.
🎨 Graphic & Visual Design
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 1-DEC- 2025
πŸ“† Duaration: 2 Months
πŸ“… 1 Dec 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM Galab | Sabti & Axad Isniin
πŸ“ Goobta Diiwangelinta : Isha Media Office
πŸ“Class Location: Near Green Somali University GSU
πŸ’‘ Maxaad baran doontaa?
βœ… Farsamooyinka naqshadeynta (design principles)
βœ… Software-ka sida Photoshop & Illustrator
βœ… Diyaarinta naqshado Canacsi ,Waxbarsho ,Id cards , Logos, iwm.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
πŸ“± 0617434621
πŸ’¬ WhatsApp: isla lambarkaas

Photos from ISHA  Academy's post 19/10/2025

Post preview
SAWIRO
Ardayda Isha Academy Batch Two maantawaxay si rasmi ah u difaaceen shaqooyinkoodii Photoshop
Hambalyo dhammaan ardayda! Waa bilowga safar cusub oo xirfadeed

Photos from ISHA  Academy's post 22/09/2025

πŸŽ‰ Isha Academy – Batch 2 Graphic Design Course πŸŽ‰
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Batch 2 ee barashada Graphic Design uu si rasmi ah uga furmay Isha Academy!
πŸ“ Goobta: Near Green Somali University
πŸ“… Jadwalka: Isniin, Talaado, Arbaco
πŸ•™ Time: 10:00 saac galabnimo
⏳ Period Time: 2 Saac
☎️ Wixii faahfaahin iyo isdiiwaan gelin ah: 0615393321

13/09/2025

Ustaad Mohamed Bashiir , arday ka tirsan ISHA Academy, Oo dhameystey koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxuu sheegey in tababarku si weyn ugu caawiyey Soo Gudbinta Casharda Online-ka Ah Ee uu Bixiyo .
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
0615393321
ISHA MEDIA

Photos from ISHA  Academy's post 13/09/2025

πŸ“’ ISHA Academy ISHA Academy – September Classes

🎬 Camera & Video Editing
πŸ“… 13 Sep 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM | Sabti & Axad

🎨 Graphic Design
πŸ“… 15 Sep 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM | Isniin, Talaado & Arbaco

πŸ“ž Isdiiwaangeli: +252 61 5393321
πŸ‘‰

✨ Baro xirfad, dhis mustaqbal!

10/09/2025

Arday ka tirsan ISHA Academy, Qeybta Graphic Design
✨ Wuxuu sheegay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfadiisa iyo kalsoonidiisa.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo ka mid noqo ardayda mustaqbalka dhisata!
πŸ“ž 61 5393321

10/09/2025

Ustaad Muslix , arday ka tirsan ISHA Academy, Oo dhameystey koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxuu sheegey in tababarku si weyn ugu caawiyey Soo Gudbinta Casharda Online-ka Ah Ee uu Bixiyo .
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
0615393321

ISHA MEDIA

09/09/2025

Fasalka Graphic & Visual Design
πŸ“… Fasalka wuxuu bilaabanayaa: 15 September
⏳ Muddada: 2 bilood
πŸ’° Qiimaha: $15 (Per Month)
πŸ“ Goobta isdiiwaangelinta: ISHA Media Office

09/09/2025

Mahad Abdi IINA, arday ka tirsan ISHA Academy, Qeybta Graphic
Designka .
✨ Waxuu sheegtay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfadiisa iyo kalsoonidiisa.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
61 5393321

09/09/2025

πŸŽ₯ Hinda Nor Kabas, arday ka tirsan ISHA Academy, ayaa dhameysatay koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxay sheegtay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfaddeeda iyo kalsoonideeda.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
615393321

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baidoa Street
Baydhabo