Somalia 🇸🇴💪
Hon zakarriye Mohamed Aadan
Buurhakaba intaad nooshahay Salaada tuko, waayo Maalinta Qiyaamaha laguma weydiiyo Lacag, iyo Aduunyada inay xujo kugu noqdaan ma ahane
Habargidir xaqii umadda Soomaaliyeed ayaa kasoo baxay maanta maalin ay ugu liitaan ma jirto Dhinaca ayaga ayaa isku laaynaya dhinacna Alshabaab ayaa xasuuq kawada 😭
26/09/2021
Sidii Laftagareen loo xajin lahaa
Madaxweyne waqtigiisa Dastuuriga ahaa dhamaaday, Xukuumad xil-Gaarsiin ah Xildhibaano muddo xileed-koodda dhamaaday, wasiiro Jahwareer ku shaqeeya, Taliyaal Ciidan oo Amarro kala duwan la-siiyo,
intaba waxay Aqabad ku yihiin, Nolosha muwaadiniinta soomaaliyeed,
haday ahaan lahayd dhan amni iyo Nolosha caadiga ah ee ay u baahanyihiin,
Keliya halka wuxuu ku jira in la dardar galiyo Doorashada, Labada Golle ee Aqalka sare iyo Aqalka hoose, si ay iyagana u doortaan Mas'uulkii hogaamin lahaa Shacabka Soomaaliyeed,
13/09/2021
Fariin u reeb Basodiir
10/09/2021
Suldaan Sayid Ali Ibraahim, suldaanka Guud ee Digil iyo Mirifle deegaanada maamulka Puntland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso,
Asc akhyaarta sharafta leh
Salaada sina looguma tagi karo, waa dad Naafo ah hasayeeshee waxay ka fiican yihiin dad Indhooda qaba
23/07/2021
Wadaadkan magiciisa ayaa la Iska Rabaa ?
Ciid mubaarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baydhabo