27/09/2022
"Laba gole oo murmay ma qurux badna, xeerkan aad wax iga dhigaysaana ee qoyayna dib ayaanu u daabacan doonaa.
Xeerkan sababta aan golahaygaba u horkeeni waayayna waa in khilaafka golaha wakiillada kala qaybiyay aanu annagana na kala qaybin.
Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa ee muddada aanu kordhinayna idinka idin kala tashanmayno"
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.
20/01/2022
16/11/2021
01/11/2021
13/08/2021