Qansaxdhere primary school

Qansaxdhere primary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qansaxdhere primary school, School, Baydhabo.

05/12/2025

TACSI TIIRAANYO LEH
Qansaxdhere, 5,December, 2025

Maamulka Iskulka, Macalimiinta, Aradada iyo Dhamaan Shaqlaha iskuulka, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo ehelka uu ka geeriyodey Ibraahim Maxamed Gaaron, oo ahaa Guddoomihii Waxbarashada Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay.

Sidoo kale, waxay tacsi u dirayaan guud ahaan bahda Waxbarashada Degmada Qansaxdheere, iyagoo la wadaagaya murugada iyo xanuunka geerida marxuumka.

Wuxuu ka mid ahaa haldoorrada , door muuqda kasoo qaatay horumarinta, umada Soomaaliyeed, gaar ahaan Waxbarashada Degmada Qansaxdhere, wuxuuna kaga tagey raad iyo xusuus qaali ah oo ay ku xasuusan doonaan dhamaan baxda waxbarasha

Marxuumka Ilaahay ha u naxariisto, hana ka waraabiyo Jannatul-Firdows.
Qoyska, qaraabada iyo bahda waxbarashadana samir iyo iimaan ha ka siiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون

Photos from Qansaxdhere primary school's post 20/06/2022

TACSI TIIRANYO LEH
انا لله وإنا إليه راجعون
guud ahaan maamulka,macaliminta iyo ardeyda QANSAXDHERE Primary and secondary school waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka geriyodey Aabe maxamed aadan beerweyne oo ku magacdheraa (ustad joon)
Alle ha unaxaristo marti la jecelyahay alle haka dhigo kitabkiisa gacanta midig alle haka siiyo insha allah

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baydhabo