Bursaliid Media for Education

Bursaliid Media for Education

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bursaliid Media for Education, Education, baydhaba Road, Baydhabo.

Bursaliid media for education,waxay qabanaysaa,baarnaamijo ku saabsan horumarinta waxbarashada,sida Doodo kusaabsan waxbarashada,Ruwaayado,wacyi galin waxbarasho

16/08/2026

War Murtiyeed Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Bursaliid Media For Education

12/08/2026

Maamule kuxigeenka Daarul Kheyr Pss Ustaad Aadanow ayaa Ardada kunool Magaaladan Baydhabo kuwooda doonaya Tacliin Tayeysan ku wargeliyay in Iskuulka qaadanaayo Arday Cusub.

Bursaliid Media for Education

08/08/2026

Midkamid ah Culimada Magaaladan Baydhabo Xafladii Ardada مدرسة أمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الاسلامية
Dufcadii 4aad
Bursaliid Media for Education

08/08/2026

Midkamid ah Ardada مدرسة أمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الاسلامية
Dufcadii 4aad
Bursaliid Media for Education

08/08/2026

Midkamid ah Waalidiinta Ardada مدرسة أمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الاسلامية
Dufcadii 4aad
Bursaliid Media for Education

08/08/2026

Midkamid ah Culimada Magaaladan Baydhabo Ayaa kahadlay Xafladii مدرسة أمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الاسلامية
Dufcadii 4aad
Bursaliid Media for Education

07/08/2026

𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎
Midowgé Ardeydé Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu ku wargelinayaa dhammaan jaamacadaha in diiwaangelinta ka qaybgalka Bandhigga Adeegyada Jaamacadaha & Jihaynta Ardayda F4 Sanad Dugsiyeedka 2025–2026 ay si rasmi ah u furantay maanta oo ay taariikhdu tahay # 5 Agoosto 2026, kuna egtahy #20 Agoosto 2026.
Bandhiggan wuxuu jaamacadaha u yahay fursad muhiim ah oo ay ku soo bandhigi karaan barnaamijyadooda waxbarasho, adeegyadooda iyo fursadaha ay bixiyaan, iyagoo si toos ah ula kulmaya boqolaal arday oo F4 ah oo sanadkan ka qalin-jabiyey dugsiyada, isla markaana doonaya inay ku biiraan jaamacadaha si ay u sii wataan waxbarashadooda.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan. Isdiiwaangeli maanta, si jaamacaddaadu uga mid noqoto xulashooyinka ugu horreeya ee ay ardaydu dooran doonaan.
Soon


Wixii dheeraad ah kala xariir.
0612039315/ 617814051

07/08/2026

Warbaahinta Bursaliid Media for Education ayaa Warbihintan kadiyaarisay Xafladii Maanta مدرسة أمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الاسلامية
Dufcadii 4aad

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhaba Road
Baydhabo