Al-salaam Modern School

Al-salaam Modern School

Share

Al salaam modern school is an educational institution designed to provide learning spaces for the teachng ofstudent under the direction of teachers.

14/11/2023
05/09/2023

Ku so dhowada iskuulka Al Salaam modern School

13/09/2022

OGEYSIIS OGEYSIIS!
waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha jecel waxbarashada in Akaadiimiyadda magaceeda kor ku xusan oo ku taala magaalada Baydhabo xaafadda Berdaale gaar ahaan isgoyska Olombigga ay bilaabeyso sanad dugsiyeedka 2022-2023
Is qorista waxay ka socota xarunta Alsalaam Modern School

Al-salaam Modern School Al salaam modern school is an educational institution designed to provide learning spaces for the teachng ofstudent under the direction of teachers.

28/07/2022

Ogaysiis, ogaysiis, ogaysiis.

Dhamaan bulshada ku nool magaalada baydhabo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in iskuulka Alsalaam Modern School idin soo bandhigo waxbarasho tayo leh isla markaasna ay dhigayaan macalimiin aqoon iyo khibrad durugsan u leh maaddooyinka ay dhigayaan.

Hadaba, is-qorista ardeyda cusub ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 waxaa ay ka socotaa xarunta iskuulka Al-salaam oo ku taalla isgoyska Somtel ee xaafadda berdaale, degmada baydhabo ama kalasoo xiriir lambarka ah 0614 096513.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Isgoyska Suuqa Mursal Ka So Horjeedka Farmasiga Asal
Baydhabo
00000

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30