28/06/2024
Al-Kifaaya International Collage Baidoa
Education
28/06/2024
10/03/2024
رمضان كريم 🌙🌹🥀
30/01/2024
waxa si guul ah noogu soo dhamaadey workshop kaas oo noo socdey mudo 3 maalimood ah waxa aan u mahadcalinaayaa dhamaan maclamiinta iyo ardeyda oo qeyb weyn ka qaatey suurgal nimada in uu noo qabsoomo barnaamijkan
29/01/2024
sawir Qeybtii 1aad
waxa si guul ah noogu soo dhamaadey maalintii 1aad workshop kii kaas oo lagu kabaayo ardeyda
Self positive concept and
communicable and non communicable diseases
in sha maanti waa baraatikada taas oo ah Blood type Grouping ka soo qeyb gal wanaagsan
goobto waa Kaamil international university
27/01/2024
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bahda jecel waxbarashad
waxa loogu bishaariyeynaa in machadka Al-kifaaya international College oo qabanaayo
seminar oo isugu jiro theory iyo practical kaas oo loo qabanaayo dhamaan ardeyda ku nool magaalada baydhabo hadababa si aad igu faaideysato
la xariir
phone 618918881/ 617221035
1 Seminar and lecture
Blood Type Grouping
Dr Zakarie Aadam
2 Self positive concept
Aadan Hassan Ali
3 Communicable and non communicable diseases
Ustaad Nuur Hasan Ibrahim
Goobto Waa Kaamil international university Hall
maalimaha Axad isniin Talaado
admission open
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Boqolayda Berdaale
Baydhabo