06/06/2025
Eid Mubarak
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aayow Primary and Secondary School, Education, Baydhabo.
06/06/2025
Eid Mubarak
01/06/2025
:
Xaflada dhaabuur xirashada fasalka 8aad
Dufcadii: 04
Waxaa foodda inagu soo haysa xafladdii ugu xamaasadda badneyd ee sanad dugsiyeedka!
🧑🎓 Fasalka 8aad
📅 03June 2025 | talaado
📌 Goobta: iskuulka Aayow Primary and Secondary School .
Soo dhowow si aan ugu dabaaldegno guusha jiil cusub!
Filo goor dhow ( ).
01/06/2025
Tartankii ka socday iskuulka Aayow Primary and Secondary School.
Kaalin1 waxaa ku guuleystay fasalka 4aad. Waxaa lagu abaalmariyay lacag dhan 1,200,000 sh.so.
Kaalinta 2aad waxaa galay fasalka 11aad ee dugsiga sare waxaana lagu abaalmariyay lacag dhan 600,000 sh.so.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan tartamayaashii ka qayb galay iyo Macallimiinta sida quruxda badan u daadihiyay intii uu socday tartanka.
27/05/2025
Final Competition.
Tartan Aqooneedka Aayow Primary and Secondary School .
Gabay aya si wadajir ah u qaadayan ardada iskuulka Aayow Primary and Secondary School .
25/05/2025
Macalin Isack Mohamed Hassan ayaa wuxuu qabtay tababar ku saabsan xirfadaha xariirka ardayda D/Sare iyo Dhaxe ee iskuulka Aayow Primary and Secondary School.
Hormar wacan.
18/05/2025
Waxaa nasoo booqday , anagoo ku gudi jirno howlo maalmeedka iskuulka Aayow.
20/08/2024
Waxaan halkaan ugu hambalyeynaa Maamul Ku xigeenka Iskuulka Aayow Primary and Secondary School Ustd Mohamoud Hussein oo difaacday buuggiisa heerka kowaad ee Jaamacadda.
Ustd Mohamoud Hussein waxaad gaartay mid Ka mid ah yoolalkaaga, horey usii wad halgan kaaga.
Dabaal daga fasalka sideedaad ee Iskuulka Aayow Primary and Secondary School.
28/06/2024
Bari waxaan si toos ah u bilaabinaayo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dowlad gobaleedka Konfur Galbeed.
Imtixaanka Allah ha idin fududeeyo dhammaan ardada deegaanka.
15/06/2024
عيد الاضحى المبارك.
04/06/2024
Xafladda xiritaanka dhaabuurka fasalka 8-aad ee Iskuulka Aayow Primary and Secondary School dufcada 4-aad oo lagu qabtay Iskuulka.
Sanad dugsiyeedka 2023-2024.