Alqalam school Baydhabo Active

Alqalam school Baydhabo Active

Share

هي صفحة رسمية لمدرسة القلم بيدوا -الصومال

16/07/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – DHAMMAAN ARDAYDA

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan ardayda inay cusboonaysiiyaan (Update) School Manager Mobile App si ay u helaan nooca ugu dambeeya ee app-ka, loogana faa'iidaysto dhammaan adeegyada iyo hagaajinta cusub.

✅ Fadlan booqo Play Store ama App Store, kadibna riix Update.

Mahadsanidiin wada shaqeyntiinna.

Maamulka Dugsiga

13/07/2026

🎉 OGEYSIIS MUHIIM AH 🎉

Waxaan si rasmi ah ugu wargelinaynaa dhammaan ardayda iyo waalidiintooda in maanta la shaaciyey, lana furay natiijada Exam, sidii h**e looga ballansanaa.

📚 Arday kasta wuxuu natiijadiisa ka eegi karaa School System-ka isagoo adeegsanaya username-kiisa gaarka ah.

📌 Haddii aad la kulanto wax dhibaato ah ama aad u baahato Caawinaad dheeraad ah, fadlan kala xiriir Xafiiska Dugsiga, halkaas oo lagugu siin doono adeegga aad u baahan tahay, Insha Allaah.

🎓 Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda dadaalkooda, waxaana u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.

11/06/2026

Kalimadii Usteed Yuusuf Xafladda Dugcada 2026

Photos from Alqalam school Baydhabo Active's post 10/06/2026
06/06/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00