Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS

Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS, Educational consultant, Main Street, Baydhabo.

We specialise in multidisciplinary consultant, capacity building and talent development solutions for individuals and organisations, through our highly customised courses and experienced

30/09/2023

; %
$5
1- Waxbarashada waa ONLINE.
2- Diiwaangelinta Labada maado waa $5.
3- Lacag bille ah majirto (No monthly fee).
4- Casharada waa maqal iyo muuqaal oo wata PPT & PDF Books oo free ah.
5- Shahaadada waa Diploma/Certificate oo aqoonsi leh.
6- Upgrading Diplomas are Available heer Jaamacad ah, waad heleysaa.
FG AH:

yaan lagaa buuxinin !
Si aad isku diiwaangelisid taabo linkigaan hoose ama WhatsApp+252613006003
https://www.whatsapp.com/business


Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 13/09/2023

.

KA FAA'IDEYSI WACAN QIIMA-DHIMISTA 50%..

MAC-HADKA SIHAS wuxuu idiin diyaariyay Koorsooyin cusub oo si casri ah loo diyaariyay..



Dhamaan casharada koorsooyinkaan waxaad ku heli kartaa iyagoo sharxan Af Somali ah ,PPTs & PDFs

Kala soo xariir:
: https://www.whatsapp.com/business/

Wacitaan:
: 0613006003 /0623006003

Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 08/09/2023

Humanitarian courses and Training

Enroll now

Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 08/09/2023

.

MAC-HADKA SIHAS wuxuu idiin diyaariyay Koorsooyin cusub oo si casri ah loo diyaariyay..



Dhamaan casharada koorsooyinkaan waxaad ku heli kartaa iyagoo charxan Af Somali leh casharo PPT, PDF iyo muuqaalo..

Wixii fahfaahin ah kala soo xariir

Whatsapp ama Call: 0613006003 /0623006003

08/06/2023

MAC-HADKA Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS
Wuxuu qaban doonaa Barnaamij dhiirigelin oo xiiso badan oo la dhaho..



Waxaan bulshada la wadaagaynaa inaan qaban doono khudbad dhiirigelin ah oo cinwaankeedu yahay AWOODDA HAB-FAKIRKA WANAGSAN ( The Power of Positive Thinking ).

Kulanka waxaad ka faa'idi doontaa, cilmi iyo faham guud oo qoto-dheer kuna saabsan sidii ad isbadal nololeed ee wanagsan u sameyn laheyd, sidoo kale waxaa jiro su'aalo iyo jawaabo waqti badan leh.

Waxaan kugu boorineynaa inaad ka soo qeebgasho haddi aad tahay qof doonaayo ama raadinaayo guul gaaridda, sameynta isbadal wanagsan iyo qof rabo inuu gaaro hadafyo nololeed oo sare.

Barnaamijku wuxuu ka dhici doonaa Haldoor Hotel maalinta Jimcaha ah taarikhduna tahay 9 - Jun - 2023, waqtigana yahay 4:00 PM ilaa 5:50 PM.

La wadaag asxaabtaada iyo qoyskaada, kana soo qeebgal..


Hassan Bile Abdi
FOLLOW..

Follow.

18/05/2023

Coming Soon............

Our Online Courses and Training.

We are first Humanitarian Institute offers best and quality Training and Courses.

Be ready to be a qualified Humanitarian staff in near future.

Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 07/03/2023

Yesterday we concluded two weeks Training on Public Speaking.

Today's work in any field and personal influences depends on Public speaking skills.

SHIAS striving youth building skills in all sides specifically in job skills..






Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 18/02/2023

MAC-HADKA SIHAS iyo Midowga Ardayda KGS oo is kaashanaayo ayaa u qabtay Ardayda fasalka 8th aadka, sanadkaan gali doono Imtixaanka Shahaadiga ah..

Ardayda waxaan siitay talooyin, dheerigelin iyo aqoon isku diyaarin karaan si wacan, sidoo kale waxaan la wadaagnay hababka ugu wanagsan ee wax u Akhrin karaan, una wanaajin karaan xasuustooda iyo fahamkooda..

MAC-HADKA SIHAS wuxuu u taaganyahay tababaridda, tayo u yeelidda iyo toosinta dhalinyarada..

Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS

Photos from Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS's post 08/01/2023

Shalay waxaa inoo qabsoomay seminar Personal Strategic plan...

Tababarkaan oo an ugu tala galnay dhalinyarada inay ku bartaan hanaanka dejinta Qorshaha qofka iyadoo laga faa'ideysinaayo sanadka cusub 2023..

Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS wuxuu marwalba u taaganyahay kobcinta aqoonta, Xirfadaha iyo garaadka dhalinyarada..

Insha allah sanadkaan gudahiisa waxaan qaban doonaa SEMINARS badan.

Nala wadaag COMMANTS 3 Cinwaan oo ad jaclaan laheyd Inaad barato ama ka qeebgasho.

04/01/2023

Maxaad ku qiyaasi kartaa 3 / 5 sano la soo djaafay horumarka aad gaartay?

Iskuma deydaa inaad QORSHO degsato?

Dhib ama Khibrad yare kugu ma heystaa QORSHO deginta?

Ma dooneysaa inaad QORSHO ama ISTAATIGIYAD wanagsan degsato si ad u guuleysato ama ad u horumarto?

Ma ogtahay in QORSHO la'aanta tahay Guul daro?

Mac-hadka Somali Institute for Humanitarian & Advocacy Studies - SIHAS iyo jaamacadda Baidoa University waxay qaban doonaan Seminar hal maalin ah oo la yiraahdo QORSHAHA ISTAATIGIYADDA SHAQSIGA (PERSONAL STRATEGIC PLAN)..

Waxay u furantahay dhamaan qofkasta oo daneyneynaayo ama u baahan..

GOOBTA: Haldoor Hall.
WAQTIGA: 3:30 PM
MAALINTA: Sabti galab..

Wixii fahfaahin ah
0615500036 Whatsapp
Ama comments hoos nooga reeb..

QORSHO DEGSO AD HORUMARTIDE!.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Main Street
Baydhabo