19/08/2026
Waxaa haleytii habeenimo oo ahayd Arbaco 2026_08_19 Exam u fadhiistey qaar ka mid ah ardayda Macahadka Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology gaar ahaan qaybta habeenleyda
Waxaan leenahay guulaysta allaha idinkudhigi caruur sifiican wax u baranayso waalidiintooda baari u ah oo canfacayo dalkooda hooyo diintooda dadkooda
Xafiska Maktabatu Daarutaqwa
prfyl Abdi Rahman Ali Mohamed
prfyl عبد الرحمن علي محمد
16/08/2026
Waxaa Kaalamo sare ka galay ardayda Macahadka Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology
Gaar ahaan qaybta Computerka Koorsadii 6.aad iyo oo xal mar lawada galay
kaalamahaasi waxaa ku guulaystey 4afar arday oo ah kuwan aan idin soo dhigey sawirkooda kaalamahaasi waxay kala yihiin iyo magacoodaba....
1-Kaalinta 1aad window _
2-Kaalinta 2aad window _
3-Kaalinta 1aad word _
4-Kaalinta 2aad word _
Waxaan kale u mahadcelinayaa dhamaan ardayda ufadhiiatey exam kaasi dedaalkiina sii wada sido kale dulqaadkiina hajoojinin ilaa dhamaadka aad ka gaartaan waxyer ayaa idin dhiman hadafkiina ka dhabeeya guulaysta
Follow page Maktabatu Daarutaqwa
Follow page Abdi Rahman Ali Mohamed
Follow page عبد الرحمن علي محمد
06/08/2026
📢
Macahadka Daaru Taqwaa waxa uu qabanayaa
🖥️Oo lagu Baranayo cilmiga
👉Casharadu way ka bilaaban doonaan 2026_08_25
➡️Dufcadii ee Computerka
✔️Koorsadu waa mid aad u muhiimsan
☑️ 2026_08_10_ilaa_2026_08_24
📝Tirada la qaadanayo waa
📚 Koorsadu waxay socondoonta
📜Koorsadu waxay leedahay SARE
🖱️ Koorsadu waxay leedahay
🏘️
⚠️F.G:yaa lagaaga buuxin
☎️0619929472_0616497690
06/08/2026
Daaru Taqwaa Daarti walbarashaduu
Daaru Taqwaa Deer Danta hal Deerto
Daaru Taqwaa Duhur Hamiin dhatiyo
Daaru Taqwaa Diyaara siin et ogaada
Daaru Taqwaa Deeri Dantis Mawayow
Daaru Taqwaa Daf Daf dhe Deer walal
Daaru Taqwaa Dadka Deersiyaas Dantiyo
Hadaba Balantewnu waa.......
Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology
..........
Maktabatu Daarutaqwa
..........
Abdi Rahman Ali Mohamed
...........
عبد الرحمن علي محمد
05/08/2026
HAMBALIYO_HAMBALIYO_100_100_100
GUULAYSTA KOOXDA
Waxaa koobka qaaday Ardayda Arabiga
هنيئا لطلاب اللغة العربية لحصول أخذ الكوب اللعوبية
05/08/2026
Qaar ka mid ah ardeydeena ah ee joogaan Macahadka
Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology
Ardaydaan waxaa kamid ah
1-Xasan
2-Saadam
3-Shaafici
4-Ibrahim
5-C. razaaq
..... Maktabatu Daarutaqwa
عبد الرحمن علي محمد
Abdi Rahman Ali Mohamed
Maxaad leedihiin asxaabtan??
05/08/2026
ayaa ardayda Macahdka Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology u fadhiisteen Exam oo 2buug ah iyo
Gaar ahaan ee
Sabtiga hada soo socda waxaan bilaabi doona
Waxaan ilaahey ka baryeyna in ilaahay nagaarsiiyo angoo caafimaad wada qabno
ardayda maanta Examka gashayna waxaan leenahay guulaysta guushana rajeya
04/08/2026
DEDAAL DHEER KU REED KOOBKII AMA GUUSHII WAXAA QAADAY KOOXDA CARABIC GA WAXAA KU BADYEEN
Dhamaan ardayda Macahadka Daaru Taqwaa Institute Languages & Subjects and Technology
Waxaan leenahay Guulaysta dhamaantiin
Hadii ilaahey noo edmo marar badan ayaanu qabandoona in. a doorka hada soo socdo waxaa ka qayb geli doono Ardayda in. a
Share... Like... Comment... Follow
Prof.. عبد الرحمن علي محمد
Prof.. Abdi Rahman Ali Mohamed
Xafiska.. Maktabatu Daarutaqwa