Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School

Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School

Share

page-kan waxaa gaar u ah Dugsiga Hoose/Dhexe iyi Sare Gabdhaha Dr:Abdalla-deerow waxbarasho tayo leh iyo macalimiin xirfad leh ugu imaw dugsigaan

Photos from Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School's post 22/11/2025

Hambaliyo maalinta macallinka soomaaliyeed 21 November

02/11/2025

*OGEYSIIS MUHIIM AH ROOBDOON*

Dhamaan Ardayda, Waalidiinta, iyo Shaqaalaha Iskuulka Abdalla Deerow
Waxaa la ogeysiinayaa in maalinta beri dhammaan ardayda la fasixi doono, iyadoo ay sabab u tahay Roob-doon loo sameynayo deegaanka.

Maamulka iskuulka waxaa uu ku wargelinayaa Macalimiinta iyo Ardada inay ka qeyb qaataan Roobdoonka beri si Ilaahay inoogu sahlo roob barako leh oo aynu u baahannahay xilligan.
Waxaa la iskugu soo laaban doona iskuulka maalinta Talaadada ah.

Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay

11/10/2025

Abdalla deerow Akelius foundation

19/08/2025

Shaacinta natiijada fasalka 8aad
Kahamiis 21-8-2025

13/06/2025

Hoyga aqoonta gabdhaha
-deerow school

Photos from Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School's post 31/05/2025

Xuno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Maanta si rasmi ah u daahfurey Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2024-2025 oo maanta si rasmi ah uga bilowday magaalada Baydhabo.

Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada, Haweenka iyo Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed ayaa booqdey Iskuulka Gabdhaha ee Dr Abdlla Deerow oo si habsami leh uga socoda imtixaanka.

Intii ay kormeerkooda ku guda jireen, Wasiiradi waxay ardayda u qeybiyeen imtixaanka iyagoo u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan. Sidoo kale, waxay ardayda ku dhiirrigeliyeen muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay nolosha aadanaha, iyagoo tilmaamay in waxbarashadu tahay iftiinka nolosha.

Maamulka Iskuulka Dr. Cabdalla Deerow ayaa uga mahadceliyay wasiirrada booqashada rasmiga ah iyo doorkooda ku aaddan furitaanka imtixaanka, iyagoo carrabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay kor u qaadista tayada waxbarashada gabdha.

Wasiirka Warfaafinta Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal, Wasiirka Haweenka Marwo Shamso Maxamed Yarow, iyo Wasiirka Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Sahro Cusmaan Axmed ayaa si wadajir ah u muujiyay muhiimadda ay leedahay in la dhiirrigeliyo waxbarashada Gabdhaha . Waxay ardayda ugu baaqeen in ay dadaalkooda laba jibbaaraan si ay mustaqbal ifaya ugu horseedaan naftooda, qoyskooda iyo guud ahaan bulshada.
Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay

Photos from Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School's post 24/05/2025

Xafladda xiritaanka dhaabuurka ee fasalka f4 2024-2025
-deerow

dhaabuurka
-Tacaliinta gabdhaha

Photos from Abdalla Derow Primary &Secodary Girls' School's post 11/01/2025

Sabti:11-01-2025
Waa Maalintii koowaad ee imtixaamka teeramka 1aad sannad dugsiyadeedka 2024-2025
Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay

21/11/2024

Hambaliyo maalinta macallinka soomaaliyeed 21 November 2024

01/11/2024
06/09/2024

Gabar wax baratay waa bulsho waxbaratay

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo