Wasaarada waxbarashada hidaha & ticalinta sare ee kgs

Wasaarada waxbarashada hidaha  & ticalinta sare ee kgs

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaarada waxbarashada hidaha & ticalinta sare ee kgs, Education Website, baydhabo, Baydhabo.

Photos from Wasaarada waxbarashada hidaha  & ticalinta sare ee kgs 's post 10/08/2023

Shaacinta Imtixaanka Fasalka 8aad:

Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa galabta, 5:00pm si rasmi ah u shaacinayso Natiijada Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.

La soco natiijada iyo Page ka Wasaaradda.

Photos from Wasaarada waxbarashada hidaha  & ticalinta sare ee kgs 's post 10/08/2023

Waxaa maanta soo kormeeray shaqada culus ee ay kasocoto airport-ka degmada, maashaAllah howshu meel fiican bay mareysaaa.

Wey ku mahdsan yihiin shaqaaalaha shaqo wacan bay qabteeen.

Balanteenu Waa Hakaba intetnational Airport.

10/08/2023

Asc dhamaan umadda soomaliyeed Gaar ahaan shacab weynaha D. BUUR Hakaba salan kadib.
Muda dheer kadib maanta waxaa ii suurta gashay inaan dib ubilaawo xagaajintii Airport-ka Degmada Buur Hakaba Yeelandoonto sanadaha nagu soo aadan.
Airportka waxaa markiisa h**e geedaha ka jaray Gudoomihii h**e Mohamed Ibarahin Nur Onetime
In muda ah waxba lagama qaban Alle mahadii Maanta ayaa iisura gashay inaan dib ubilaawo


Gudoomiyaha D.BurHakaba Mudane Ibrahim Mohamed Leysamow

10/08/2023

Congratulations ustaad Hamud Ibrahim Dr-Karazay
Cilmiga Aad baratey Ilaah kugu canfaco
Kii dadkiisa iyo dalkiisa wax ugabto Allah kaa yeelo
Dadaalka Aad wadoyinka Aad usomartey kuma
Khasarinee mirihiisu wuu abi doonta insha Alla

09/03/2023
28/02/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Baydhabo
Baydhabo
78900987