Badbaado Integrated Academy - BIA

Badbaado Integrated Academy - BIA

Share

At B.I.A, we provide an excellent, comprehensive educational programs for students.

We value and celebrate Islamic principles, nurturing personal and inter-personal growth by providing a friendly and relaxed learning environment.

15/07/2026

Qaar kamid ah Ardaydii ka faa’iideystey course kii 2-da biloodka ay qabaneysey Badbaado Integrated Academy - BIA ayaa u fadhiistey imtixaankoodii ugu horeeyey

Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 13/07/2026

BADBAADO INTEGRATED ACADEMY (B.I.A)

Maanta oo ku beegan 13 July 2026, ardayda ka faa'iideysatay Course-ka 2-da bilood ee Fundamentals of Computer Application ayaa si rasmi ah ugu fariistay imtixaankoodii ugu horreeyey kaas oo lagu qiimeynayo aqoonta iyo xirfadaha ay muddada tababarka u socdey soo barteen.

Maamulka Badbaado Integrated Academy (B.I.A) wuxuu u rajeynayaa dhammaan ardayda guul dadaal miro dhal ah iyo natiijooyin wanaagsan.

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa inay sii wadaan dadaalkooda iyo horumarkooda waxbarasho.

Waxaan sidoo kale uga mahadcelineynaa macallimiinta iyo waalidiinta kaalinta ay ka qaateen garab istaagga iyo horumarinta ardayda.

Waxbarasho Tayo Leh • Xirfad La Taaban Karo • Mustaqbal Wanaagsan

Badbaado Integrated Academy (B.I.A)
Empowering Education, Building the Future.

25/06/2026

📢 FURSAD QAALI AH OO AAN LA SEEGIN! 💻✨ Free Course 100%

Ma rabtaa inaad fasaxa 2-da bilood ee iskuulada ku barato xirfad maanta dunida ugu baahida badan?

🎓 Fundamental of Computer Application waa koorso kuu suurtagelinaysa inaad barato: ✅ Microsoft Word
✅ Excel
✅ PowerPoint
✅ Internet & Email
✅ Computer Skills-ka Aasaasiga ah

⏳ Halkii aad fasaxa ku lumin lahayd, u beddel waqti kaa dhiga qof xirfad leh oo u diyaarsan waxbarasho iyo shaqo.

📅 Bilowga: 27 June 2026
⏰ Waqtiga: 8:00 AM
📍 Goobta: Ex Hotel Jinay, Baydhabo

⚠️ Ardeydu waa xaddidan tahay! Isdiiwaangeli maanta si aad uga faa'iidaysato fursaddan.

📞 615 735 745 | 625 735 745

Badbaado Integrated Academy Changing Lives and Giving Choices 🚀

Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Shahaado sharaf Macalimiinta
Badbaado Integrated Academy - BIA

#ˣᵃᶠˡᵃᵈᵈᵃ Qᵃˡⁱⁿ-ᴮᵉᵈᵉˡᵃˢʰᵃᵈᵃ
Machadka Integrated Academy - BIA

ANFAC MEDIA

Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Aas aasaha Xarunta B.I.A
Ustaad Abde Abdullahi Ibraahim
#ˣᵃᶠˡᵃᵈᵈᵃ Qᵃˡⁱⁿ-ᴮᵉᵈᵉˡᵃˢʰᵃᵈᵃ
Machadka Integrated Academy - BIA

ANFAC MEDIA

Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Office Manager Yahye Ali Adan (Dr-Yaama Ali)
#ˣᵃᶠˡᵃᵈᵈᵃ Qᵃˡⁱⁿ-ᴮᵉᵈᵉˡᵃˢʰᵃᵈᵃ
Machadka Integrated Academy - BIA

ANFAC MEDIA

Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Ustaad Muxdiin Shariif Isack
xaflad qalinjabinta ardeyda
Badbaado Integrated Academy - BIA



Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Eng Abaas oo kamid aha macalimiinta B.I.A
xaflad qalinjabinta ardeyda
Badbaado Integrated Academy - BIA



Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Mid kamid aha ardeyda
Abdinaasir

xaflad qalinjabinta ardeyda
Badbaado Integrated Academy - BIA



Photos from Badbaado Integrated Academy - BIA's post 21/06/2026

Mid kamid aha Ardeyda
Maynuuna Nuurdiin Adan

xaflad qalinjabinta ardeyda
Badbaado Integrated Academy - BIA



Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Baydhabo/bay-Somali
Baydhabo