Ramadaan Primary & Secondary School

Ramadaan Primary & Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ramadaan Primary & Secondary School, Education, Baydhabo.

02/07/2024
Photos from Ramadaan Primary & Secondary School's post 26/05/2024

Waxaa maanta iskuulka Ramadan P.S.S baydhabo lagu soo gabagabeeyey dhaabuurka fasalka 8AAD sanad dugsiyeedka 2023---2024

Photos from Ramadaan Primary & Secondary School's post 22/12/2023

TACSI.

Maamulka & dhammaan barayaasha Dugsiga Ramadaan Primary & Secondary School waxa murugada la qeybsanayaan dhamaan qoyska ay ka baxeen Xasan Maxamed Nur iyo walaalkiis oo ka mid ahaa dadkii xaley lagu dilay magalada baydhabo.

Xasan maxamed, waxa uu ka mid ahaa ardeyda Dugsiga Ramadan Waxaan kale oo aan si guud Murugada ula qayb-saneynaa dhammaan qoyska uu ka baxey marxuumku

Rabbi jannatul Fardows ha ugu deeqo qabrigana ha U waasiciyo kitaabkiisana midigta allah haka siiyo.

05/11/2023


Ramadan Pss School
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan ardayda iyo waalidiinta iskuulka in uu yahay maanta fasax roobabka da'aya iyo daadadka wadooyinka socda awgeed.

Photos from Ramadaan Primary & Secondary School's post 24/10/2023
09/08/2023

Ogeysiis dhamaan ardeyda iskuulka Ramadan waxaa la ogeysiinayaa in sanad dugsiyeedka 2023----2024 iskulka dib loo furi doono sabtiga oo taarikhdu tahay 12/8/2023

18/05/2023

Wasaaradda Waxbarashada XFS waxa ay la wadaageysaa Dugsiyada Sare ee Dalka goobaha ay Ardaydooda ku gali doonaan Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeeedka 2022/2023.
Jadwalkan Hoose waxaa ku xusan Ardayda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Photos from Ramadaan Primary & Secondary School's post 15/05/2023

Qaar ka mid ah sawirada marti sharafta ka soo qayb gashay xaflada abaal marinta tartan aqoonedka iskuulka Ramadan

Photos from Ramadaan Primary & Secondary School's post 15/05/2023

Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare dowladda koonfurglabeed oo uu hor kacayo wasiir kuxigeenka wasaarada Eng. Abdifatah Samaale ayaa kasoo qayb galay xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka 2022/2023 iyado la abaal mariyay fasaladii kaalimaha h**e ka galay tartan aqooneedka sanadlaha ahaa ee dugsiga Ramadan.

14/05/2023

Xaflada abaal marinta tartan aqoonedka iskuulka Ramadan

20/07/2022

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamman bahada jacel waxbarashada ee ku nool Degmada baydhabo in dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Ramadan primary and secondary school oo aad ooga barateen waxbarasho tayo sare leh, kana mid ah iskuulada ugu tayada badan konfurgalbeed, uu qaadanayo arday cusub sanad dugsiyeedka cusub ee 2022/2023. uuna furmayo 1/8/2022.
Diwaan gelintuna waxaay ka socotaa xarunta iskuulka oo ku taala xafada salaamey gar ahaan jirka sodonka

Tell: 615955960 617016455

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo