Kaamil school-Baidoa

Kaamil school-Baidoa

Share

kaamil School waa Xarun Waxbarasho, kuna Taalo Degmada Baydhabo zoonaha Dr Ayuub Stadium CILMI ONLINE ACADEMY BARO LUQADA ENGLISHKA ADIGOO JOOGO GOOB WALBO

Photos from Kaamil school-Baidoa's post 14/08/2026

πŸŽ“ Hambalyo Ustaad Deerow Ibrahim Ali 🌟

HAMBALIYO! HAMBALIYO! HAMBALIYO! πŸŽ‰πŸŽ“

Waxaan hambaliyo iyo bogaadin halkan u diraynaa 𝑼𝑺𝑻𝑨𝑨𝑫 𝑫𝑬𝑬𝑹𝑢𝑾 𝑰𝑩𝑹𝑨𝑯𝑰𝑴 𝑨𝑳𝑰, oo ka mid ah macallimiinta qiimaha iyo qaayaha badan ee iSkuulka Kaamil PSS, kaas oo si guul leh u difaacayday heerka 1-aad. πŸŽ“πŸ“šπŸ‘ ee buuggiisa Jaamacadda, BIUπŸŽ“πŸ“šπŸ‘

Guushan waa mid mudan in lagu farxo, laguna faano, waana miro ka dhashay dadaal, dulqaad, aqoon iyo juhdi Fara badan.

Ustaad Deerow Ibrahim Ali, waxaan kuu rajaynaynaa in Allah kuu fududeeyo heerarka waxbarasho ee xiga, kuna gaarsiiyo guulooyin waaweyn I.a. 🀲❀️

🌟 Hambaliyo mar kale Ustaad!
πŸŽ“ Guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.
πŸ“š Aqoontaada ha noqoto iftiin aad ku anfaca naftaada, ardaydaada iyo bulshadaada.

Family Kaamil PSS β€” Waxay ku faanayaan guushaada! πŸ†πŸŽ“

29/07/2026

πŸ† Kaalinta 3-aad – KAAMIL ADULT SCHOOl
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL wuxuu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa guuleysatay 3-aad ee. Imtixaanka.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form one Adult
πŸ₯‡ Kaalinta: 3-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 89.31%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa ._ iyo dhamaan ardayda kalebe Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkooda waxbarasho.
. .

29/07/2026

πŸ† Kaalinta 3-aad – KAAMIL ADULT SCHOOl
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL wuxuu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa guuleysatay 3-aad ee. Imtixaanka.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form Two Adult
πŸ₯‡ Kaalinta: 3-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 88.96%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa ._ iyo dhamaan ardayda kalebe Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkooda waxbarasho.
. .

29/07/2026

πŸ† Kaalinta 2-aad – KAAMIL ADULT SCHOOl
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL wuxuu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa guuleysatay 2-aad ee. Imtixaanka.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form One Adult
πŸ₯‡ Kaalinta: 2-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 92.32%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa . _Suleiman_Hassan _ iyo dhamaan ardayda kalebe Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkooda waxbarasho.
. .

28/07/2026

πŸ† Kaalinta 2-aad – KAAMIL ADULT SCHOOl
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL wuxuu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa ku guuleysatay 2-aad ee. Imtixaanka.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form Two Adult
πŸ₯‡ Kaalinta: 2-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 91.42%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa _ iyo dhamaan ardayda kalebe Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkooda waxbarasho.
. .

28/07/2026

πŸ† Kaalinta 1-aad – KAAMIL ADULT SCHOOl
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL wuxuu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa , oo ku guuleysatay 1-aad ee. Imtixaanka.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form One Adult
πŸ₯‡ Kaalinta: 1-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 95.93%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa iyo dhamaan ardayda kalebe Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkooda waxbarasho.
. .

28/07/2026

πŸ† Kaalinta 1-aad – KAAMIL ADULT SCHOOL Baidoa- | Natiijada Guud
Sanad Dugsiyeedka 2025–2026
KAAMIL ADULT SCHOOL waxay hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa , oo ku guuleysatay 1-aad ee Natiijada Guud ee Two sanad dugsiyeedka 2025–2026.
πŸ‘©β€πŸŽ“ Fasalka: Form TwoAdult
πŸ₯‡ Kaalinta: 1-aad
πŸ“Š Dhibcaha: 97.36%
Guushan waxay astaan u tahay dadaalka joogtada ah, kartida, iyo adkaysiga ardayga, waxayna muujinaysaa heerka sare ee tayada waxbarashada ee KAAMIL ADULT SCHOOL.
Waxaan u rajaynaynaa Issack Ali Guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. mustaqbalkeeda waxbarasho.
.

27/07/2026

Kaamil Adult School
Shaacinta Natiijada Final Exam 2025-2026.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Baydhabo
2526