New Vision College

New Vision College

Share

NEW VISION COLLEGE is a private academic institution based in Somalia🇸🇴

Photos from New Vision College's post 15/01/2024

New Vision stands with Somali people on respecting the sovereignty and territorial integrity of federal government of Somalia.

Photos from New Vision College's post 30/03/2023

Iskuulka Hoose dhaxe iyo Sare Ee Al-Cayn Oo kaashanaya Mac'hadka New Vision Collage ayaa Maanta Koorso socon doonta muddo seddax bilood ah u Furay qaar ka mid ah ardayda Dugsiga sare ee iskuulka.

Koorsadan ayaa ku saabsan Fahmka guud ee Warbaahintii h**e iyo Mida warbaahinta casriga
ah ee dhijitaalka(digital-ka ah).

Ujeedka Koorsadan ayaa ah in ardayda dugsiga sare gaar ahaan fasalka 4_aad ee dugsiga sare la siiyo Faham guud oo ku saabsan Warbaahinta, diyaarinta Sheekooyinka iyo Barnaamijyada Taabuurka, si Hal abuurnimo leh iyo fikrad guud oo la xiriirta sida loo noqdo qof ku Wanaagsan Fagaare ka hadalka si Ardeyda aysan u noqonin dad aan ka cabsan soo jeedinta Casharada iyo difaacshada Buuga heerka
sare ee Jaamacadda.

Ustaad Abdirahman Yusuf Hassan (Soori) oo ka mid ah Bahda Saxaafada Baydhabo Heerka 1aad ee Waxbarashadana ka diyaariyay Mass Media Communication qeybta Journalism ka ayaa soo jeedinaya tababarka Koorsadan.

22/03/2023

Ramadan Kareem dhamaan umadda Muslimiinta gaar ahaan New Vision family.

Allah ha inaga aqbalo cibaadada iyo acmaasha suuban, Aamiin.

03/12/2022

Waxaa dhawaan bilaaban doona
fasalo lagu baranaayo maadada saxaafada,

JOURNALISM

waxaana bixin doona rug cadaa saxaafadeed.
Fasalada isbuuca iyo kuwa isbuuc dhamaadkaba waala helayaa ee fadlan hadii aad danaynayso barasha saxaafada kaalay oo soo gaar xaruunta
New Vision College "your path through success "

Wxii faah-faahin dheeraad ah fadlan nagala so xariira telephone numberda hoose.

0615629257/ 0610604992

Mhdsenidiin.

01/12/2022

New Vision College "your path through success "

English class _ Activity, Debate session .

Good news⬇️
Weekend classes is starting on early December.

⬇️

50% Discount charges📔📗🖊

Come and join us✍👨‍💻

For more: Contact us: 0615629257 / 0610604992.

25/11/2022

"Promote yourself with knowledge and skills"
New Vision College "your path through success "

New computer classes: 50% off charges ‼
Just reach and join us.
For more contact us: 0615629257/ 0610604992.

22/11/2022

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS ❗
Waxaa la ogeysiinaya bulshada ku nool
Baydhabo iyo nawaaxigeeda in mac'hadka
New Vision College ay ka socoto isdiiwaangelinta courses cusub kuwaas oo bilaaban doona bilowga bisha December 2022.

Maadooyinkaas waxa ay isugu jiraan:

☆HEALTH SCIENCE

- first Aid
-nutrition
- gynecology and obstetric
- infection prevention control IPC
- water and sanitation hygiene

☆ PROFESSIONAL SHORT COURSES

- humans Resources Management
- monitoring and evaluation
- project management.

Dhamaan courses kaan waxa ay socon doonaan mudo sedex bil ah, waxa ay ay aradda kagaga faaiideysan karaan qaab bilaash ah ama free ah!

Kaliya, isdiiwaangelinta xafiis
hawleedka college ka ayaa la doonayaa.

Wixii faah-faahin dheeraad ah fadlan nagala so xariira telephone nada hoose.

0615629257 / 0610604992

Mhdsenidiin.

Photos from New Vision College's post 21/11/2022

These are Some of the students from the Computer class of 5: 00 pm. they have sat on examination yesterday on 20th November 2022.

New Vision College "your path through success "

For more information about
college programs, please call us on:

📲0615629257 or 📲0610604992

Photos from New Vision College's post 26/08/2022

New Vision College weekend programs📖🖊

"Your path through success"

For more information:
contact us: 061 5 629257 / 061 0 604992

25/08/2022

Activities of some of the College programmes 📖🖊

[Available classes⬇️
afternoon, evening & also at weekends]

Fore more info, Contact us on:
061 5 62 92 57 / 0610604992

"your path through success "

New Vision College

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo

Opening Hours

Monday 14:00 - 20:00
Tuesday 14:00 - 20:00
Wednesday 14:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 14:00
Friday 08:00 - 14:00
Saturday 14:00 - 20:00
Sunday 14:00 - 20:00