13/08/2026
๐ CONGRATULATIONS, CONGRATULATIONS! ๐
Maamulaha Machadka Luuqadaha iyo Sayniska ee Al-Rayan, Ustaad Mohamed Wardheere, ayaa si sharaf iyo qadarin leh uga qeyb galay xafladda Qalin-beddelashada Dufcaddii 1-aad ee Najaax Institute for Languages and Science โ Offline & Online Classes.
Ustaad Aways ayaa munaasabadda uga diray dhammaan ardayda qalin-beddelatay hambalyo iyo bogaadin isagoo ku dhiirrigeliyay inay aqoontii ay barteen uga faaโiideeyaan naftooda, qoyskooda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.
๐ Ardayda qaaliga ah, hambalyo iyo bogaadin!
Maanta waa maalin taariikhi ah oo aad miro-dhalka dadaalkiinna iyo juhdigiinna ku gaareen. Qalin-beddelashadu ma aha dhammaadka waxbarashada, balse waa bilowga safar cusub oo aqoon, horumar iyo guul leh.
Waxaan idiin rajaynaynaa in aqoontiinna ay noqoto mid aad ku gaartaan himilooyinkiinna, aad ugu adeegtaan bulshada, dalkiinna iyo mustaqbalkiinnana aad door muuqda uga qaadatan.
Mar kale, Hambalyo Hambalyo Dufcaddii 1-aad ee Najaax Institute! ๐๐๐