16/08/2026
π’ OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ardada Shahaadiga ah in maalinta Talaadada, 18/08/2026, uu si rasmi ah inoo bilaaban doono Thesis Project.
π Thesis Project β Coming Soon!
π
Taariikh: Talaado, 18/08/2026
Dhammaan ardayda waxaa laga codsanayaa inay diyaar garoobaan oo ay waqtigooda ilaashadaan.
Global International College (G.I.C)
Building The Leaders of Tomorrow. π
15/08/2026
π HAMBALYO ARDADA KA GUDBAY IMTIXAANKA QARANKA π
Maamulka iyo Macallimiinta Global International College (G.I.C) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee si guul leh uga gudubtay Imtixaanka Qaranka. ππ
Guushiinnu waa natiijada dadaalkiinna, dulqaadkiinna iyo hagista waalidiinta iyo macallimiintiinna.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon sare iyo guulo waaweyn. πβ€οΈ
Hambalyo dhammaan ardayda guuleysatay!
Maamulka & Macallimiinta
Global International College (G.I.C)
13/08/2026
Cabdullaahi Cali Shariif! ππΉ
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Abdullaahi Ali Shariif, oo ka mid ahaa ardadii h**e ee ka aflaxday Jaamacadda, kuna tallaabsaday heer sare oo waxbarasho.
Hambalyo guushaada, Allena ha kuu barakeeyo cilmigaaga iyo mustaqbalkaaga. πβ¨
12/08/2026
π HAMBALYO GAAR AH π
Drs. Luul Ibrahim
Hambalyo guushaada Heerka 1aad ee Jaamacadda! ππΉ
Waxaan hambalyo iyo bogaadin gaar ah kuu diraynaa Maamulka, Macallimiinta iyo Shaqaalaha Global International College (G.I.C).
Luul Oo ka mid ah Ardadii Horwy Ugu Aflaxdey Kolejka.
Alle ha kuu barakeeyo cilmigaaga, hana kuu siyaadiyo guul iyo horumar.
Hambalyo Drs. Luul Ibrahim! πΉπ
12/08/2026
π HAMBALYO GAAR AH π
Drs. Anisa Mohamed Mukhtar
Hambalyo, hambalyo, hambalyo! πΉ
Waxaan kuu diraynaa hambalyo iyo bogaadin gaar ah munaasabadda guushaada iyo Heerka 1aad ee Jaamacadda.
Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, adkaysi iyo juhdi badan. Waxaan Alle kaaga baryeynaa inuu cilmigaaga kuu barakeeyo, aqoontaadana kuu siyaadiyo, kana dhigo mid bulshadaada iyo naftaada anfaca.
Hambalyada waxaa si gaar ah kuugu diraya:
Maamulka, Macallimiinta iyo Shaqaalaha Global International College (G.I.C).
Hambalyo Drs. Anisa oo ka mid ah Ardadii H**e Ugu Aflaxday Global International College-Baidoa ! ππΉ
Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa.
11/08/2026
Hambalyo.. hambalyo.. ππ
Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo dhamaan Howlwadeenada π-π-π ππΌπΉπΉπ²π΄π² waxay u hambalyeynayaan Drs:Xafsa Yousuf Abdullahi oo Difaacataya buuga Qalin Bedelash Heerka 1aad ee Jaamacada, waxaan ku leenahay guuleyso.
F.G:DRS. XAFSA YOUSUF ABDULLAHI.
Wuxuu ka mid ahaa Ardaydii h**ey ugu aflaxdey π-π-π ππΌπΉπΉπ²π΄π².
.
11/08/2026
Hambalyo.. hambalyo.. ππ
Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo dhamaan Howlwadeenada π-π-π ππΌπΉπΉπ²π΄π² waxay u hambalyeynayaan Abas Abdirahman Ali oo difaacdey buuga qalin bedelashada heerka 1aad ee jaamacada, waxaan ku leenahay guuleyso.
F.G:Eng. Abas abdirahman Ali Wuxuu ka mid ahaa Ardaydii h**ey ugu aflaxdey π-π-π ππΌπΉπΉπ²π΄π².
.
07/08/2026
π’ OGEYSIIS β’ OGEYSIIS β’ OGEYSIIS π’
π BISHA 8-AAD β’ AUGUST π
π FASALO CUSUB AYAA BILAABANAYA!
π
Bilowga Fasallada Cusub:
MAALINTA SABTIDA
β¨ Fursad cusub oo aad ku horumariso Aqoonta, Xirfadda & Mustaqbalkaaga!
π Isdiiwaangelintu Way Furan Tahay!
Ha seegin fursaddaada β maanta isdiiwaangeli!