13/08/2026
Jumco wanaagsan
Al-absaar Primary and Secondary School
Baydhabo Soomaaliya Learn to today lead tomorrow
13/08/2026
Jumco wanaagsan
Sumeya Khadar Abdi
Maxaa urajeyneysaa?
Waxay kamid ahayd ardadii sanadkan ufariisatey imtixaanka Shahaadiga F8
05/07/2026
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ😭
Maamulka, Macallimiinta iyo bahda Iskuulka waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda Iskuulka Macrifa,
Geeridii ku timid Marxuum Macallin Nuur Shariif Ibrahim,
Wuxuu door muuqda ka qaatay waxbaridda iyo tarbiyeynta ardayda.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Marxuum Macallin Nor Sharif Ibrahim ku mannaysto Jannatul Firdowsa, dembiyadiisana dhaafo, samir iyo iimaan Allah haka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
05/07/2026
🎉 HAMBALYO IYO BOGAADIN 🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa 10-ka arday ee ugu sarreeyay Natiijada Imtixaanka Naqliga ee Sanad-dugsiyeedka 2025/2026.
Guushiinna waxay ka dhalatay dadaal, adkaysi iyo karti mudan in lagu daydo.
Sidoo kale, waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka.
Guushiinnu waa farxad weyn oo u soo hoyatay idinka, waalidiintiinna, macallimiintiinna iyo guud ahaan bahda iskuulka.
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn Iyo mustaqbalka wanaagsan insha Allah
H**e u Sii wada dadaalka, anshaxa iyo waxbarashada wanaagsan.
Hambalyo mar kale dhammaan ardayda guuleysatay
03/07/2026
Filo Goor dhow Natiijada Imtixaanka Naqliga ah 2025/2026
Hassan Ali Adan
Oo kamid ah ardada dugsiga kana mid ahaa ardadii maanta usoo idlaadey Imtixaanka Fasalka 12aad
Dufcaddii 3aad Sanad-Dugsiyeedka 2025/2026
ayaa ka hadley Dareenkiisa
Dhammaan ardada Soomaaliyeed waxaan urajeyneynaa Guul insha Allah.
24/06/2026
Al-absar Primary and Secondary School
24/06/2026
Arbaco 24/6/2026
Marka h**e Waxaan umahad naqaynaa ALLAH (SW).
Marka labaad Waalidiinta ardayda iyo Macalimiinta Dugsiga.
Waxaa Maanta si nabad ah inoogu dhamaadey Imtixaankii Finalka 2025/2026
Dhammaan ardada Waxaan urajeynaynaa Guul Mustaqbal Wanaagsan.
Al-absar Primary and Secondary School
Hibo Sidow Osman
Oo kamid ah ardadii maanta usoo idlaadey imtixaanka Shahaadiga F8aad iyo dareenkeeda ku aaddan Maalmihii imtixanka usocdey
wax baratêy waa bulsho wax baratêy.
Maxaa urajeyneysaa
Maama Hibo Siidow Osman.
ku dhiiro gelin lahayd.
18/06/2026
Dhammaan ardayda fasalka 8aad oo maanta usoo idlaadey Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Fasalka 8aad oo ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed.
Waxaad muujiseen dadaal badan, dulqaad.
Waxaan idiin rajeynaynaa natiijooyin wanaagsan oo ka turjumaya juhdigii iyo waqtigii aad geliseen waxbarashadiina.
Waxaan idin rajeyneynaa Mustaqbal ifaya iyo guulo badan ayaan idiin rajaynaynaa.
mar kale,
🎉👏