29/08/2021
Midowga Ardayda Gobolka Baay ayaa soo qaban qaabiyay munaasabad Wayn oo loo qabtay Ardada sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo ka qalin badalatay dugsiyada sare ee Gobolka Baay, oo ay taaba gelisay jaamacadda Ganaany University.
munaasabadaan oo ujeedkeedu ahaa jiheynta iyo dhiiragelinta ardada ka qalinbedelatey dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedkan.
Munaasabadaan ayaa shahaado sharaf lagu gudoonsiyey ardaydii kaalimaha h**e ka galay imtixaanadkii shahaadiga iyo masuulintii soo garab istaagnaa ardayda gobolka baay.
Munaasabadaan waxaa ka soo qeyb galay masuulin ka socday dowlada kgs, maamuliyaasha jaamacadaha Ku yaala magaalada, Midowga iskuulada nidaamiga ah ee Baydhabo, qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.
USBR_27_August_2021
07/08/2021
Wasaaradda Waxbarashada DGKGS ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay, 7 August 2021 si rasmi ah u shaacisay natiijada Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe, sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Hambalyo dhamaan ardayda ugu h**eysa oo kaalimaha ka galay imtaxaanka fasalka 8-aad ee Dugsiga dhexe, sanad dugsiyeedka 2020-2021 .
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayga Lagu Magacaabo Abdirahman isack maxamed oo galay kalaalinta 10-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 6-aad-na ka galay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayuu U Galay Kaalinta 10-aad isaga Oo Keenay Celcelis Dhan 94%, taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkiisa, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Abdirahman sanadkan ayuu ka baxey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Al bashair oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Wax barta aan barwaaqo gaarne😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayga Lagu Magacaabo Ibrahim Nuur maxamed oo galay kalaalinta 10-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 6-aad-na ka galay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayuu U Galay Kaalinta 10-aad isaga Oo Keenay Celcelis Dhan 94%, taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkiisa, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Ibrahim sanadkan ayuu ka baxey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Al bashair oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Wax barta aan barwaaqo gaarne😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayada Lagu Magacaabo Ruqiyo Abdiladhif mursal oo gashay kalaalinta 8-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 5-aad-na ka gashay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayay U Gashay Kaalinta 8-aad Iyada Oo Keentay Celcelis Dhan 94.25%, Taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkeeda, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Ruqiyo sanadkan ayay ka baxdey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayada Lagu Magacaabo Fardowsa Abdimalik Abdullahi oo gashay kalaalinta 6-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 4-aad-na ka gashay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayay U Gashay Kaalinta 6-aad Iyada Oo Keentay Celcelis Dhan 94.43%, Taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkeeda, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Fardowsa sanadkan ayay ka baxdey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Alqalam School Baydhabo oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayga Lagu Magacaabo Abdullahi xasan Abdirahman oo galay kalaalinta 5-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 3-aad-na ka galay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayuu U Galay Kaalinta 5-aad isaga Oo Keenay Celcelis Dhan 94.5%, taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkiisa, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Abdullahi sanadkan ayuu ka baxey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Al bashair oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Wax barta aan barwaaqo gaarne😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayada Lagu Magacaabo Farxiyo maxamed Nuur oo gashay kalaalinta 4-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 2-aad-na ka gashay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayay U Gashay Kaalinta 4-aad Iyada Oo Keentay Celcelis Dhan 94.57%, Taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkeeda, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Farxiyo sanadkan ayay ka baxdey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Alqalam School Baydhabo oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey😍😍😍😍
23/07/2021
HAMBALYO, HAMBALYO,HAMBALYO
Midowga Ardayda Gobolka Baay Waxa Ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayan Ardayada Lagu Magacaabo Falastiin xasan Ibrahim oo gashay kalaalinta 3-aad guud ahaan soomaaliya ee imtaxaanka dugsiyada sare ee heer qaran 2020-2021, Kaalinta 1aad-na ka gashay koonfur galbeed soomaaliya👌
Imtixaanka dowlada Oo Ay U Fariisteen 34,908 arday Sannadkan Ayay U Gashay Kaalinta 3-aad Iyada Oo Keentay Celcelis Dhan 94.65%, Taas Oo Ku Timid Fadliga Alle Kadib Dadaalkeeda, Kan Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo kaalimihi Midowga Ardayda Gobolka Baay ka geystay.
Falastiin sanadkan ayay ka baxdey Dugsiga hoose,dhaxe iyo sare ee Alqalam School Baydhabo oo ku yaala Gobolka baay Gaar ahan magalada Baydhabo janaay
Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey😍😍😍😍
23/07/2021
Hogaanka sare ee Midowga Ardayda Gobolka Baay waxay hambalyo u dirayaan dhamaan ardaydii kaalimaha h**e ka galay imtixaanadkii shahaadiga ee heer qaran oo aha 7-bo kamid ah 10-ka h**e koonfur galbeed ay ka soo jeedaan gaar ahan Gobolka Baay.
Gudoomiyaha Guud ee Midowga Ardayda Gobolka Baay mud.Mahad Aadan Abdirahman gacal ayaa bogaadiyey waalidiintii, Midowga Ardayda Gobolka Baay,maamuliyaasha, macalimiinta iskuulada oo kaalin weyn ka geestay sidii ay u soo bixi lahaayeen arday dhinac kasta ka dhisan maantana la arkay dadaalkii iyo juhdigii la geliyey
Hambalyo Hambalyo hambalyo dhamaan ardaydeena ku guulaysatay imtaxaanka shahaadiga ee heer Qaran 2020-2021.
20/07/2021
CIID WANAAGSAN.
Guddoonka Sare iyo Goleyaasha kala duwan ee Midowga Ardayda Gobolka Baay (USBR)
waxa ay Munaasabadda CIIDDUL-ADXA awgeed u hambalyeynayaan Farxaddana la qeybsanayaan Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaanna Bahda Reer USBR Meel walba ay joogan,
ciidan ciideedana Alle ha innagu gaarsiiyo; Barwaaqo, Bash-bash, Nabad iyo Caafimaad insha'Allah.
Ciid Mubarak!!
10/07/2021
Jiheynta Ardayda dugsiyada sare 2020-2021 ee Degmada baydhabo
Maalintii 7-aad
Groupkii 4-aad
Madada: self confidence and success
Presenter: mr. Hassan Bille Abdi