Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة

Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة

Share

WII kuso dhowoow machadka Al -Nouren ee barashada qur,aanka kariimka & culuumta sharecada. [Baydhabo- somalia]. Kala soo xiriir +252618770021

22/10/2025

Dhawaan filo insha allah.

06/06/2025

Maamulka iyo howlwadeenada Machadka Al-Nuureen waxay u dirayaan hambalyo Ciidul-Adxaa dhammaan ummadda Muslimka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

عيد مبارك، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Photos from ‎Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة‎'s post 30/11/2024

Jimco - 29- November-2024
Tartan aqooneedka Machadka Al-Nouren ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
_____________________________________________
waxaa xarunta machadka ka qabsoomay tartan aqooneedkii sanadlaha ahaa, ee u dhaxeeyey ardayda machadka fasaladiisa kala duwan.

Waxaa tartan adag dhexmaray majmuucada Cumar ibnu khadaab iyo majmuucada khaalid bin walid

Waxay dhibco ahaan kala heleen tiro ahaan;
Khaalid binu waliid : 8 dhibcood.
Cumar ibnu al khdaab : 7 dhibcood.

.

31/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureynالنّورين Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة .

25/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة .

Ardeyada : Maryan Nuur isxaaq.

25/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة .

Ardeyada : Nasteexa Aadan xuseen.

25/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة .

Adeyga : mucaad ibrahim salaad.

25/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة

Adeyga : maxamed ibrahim salaad.

25/08/2024

Xiisadda caruurta lagu baro farbarka, ee Machad Al-Nuureyn معهد النّورين للتّعليم والثّقافة .

Ardeyga : Abdi samad ibrahim cumar

14/08/2024

Asma Aadan ibraahim oo ka mid ah ardeyda ka faiideysatey dowradii barashada tafsiirka qur'aanka kariimka ee uu qabtey machad Al-NUUREYN oo noo aqrineysa suurad al qaarica.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baydhabo