29/04/2026
π KU SOO BIIR SKYLINE PROFESSIONAL COLLEGE
Ma rabtaa inaad barato xirfado si dhab ah kuu gaarsiin kara mustaqbal fiican?
Xarunta Skyline Professional College waxay ku siinaysaa:
βοΈ Computer (Windows, Word, Excel, Access, PowerPoint)
βοΈ Graphic Design
βοΈ Web Design
βοΈ Typing Skills (qoraalka degdegga ah iyo daabacaadda)
βοΈ Caafimaadka
βοΈ English Language
βοΈ Farqurxinta (Calligraphy: farta Latinka, Carabiga & saxiixyada)
π Macalimiin khibrad leh
π» Qalab casri ah
π Shahaado la aqoonsan yahay
π Nagala soo xiriir:
π± 611246990 (Call)
π¬ 684085149 (WhatsApp)
π Ku soo biir maanta, hana seegin fursaddaada!
Iyo fasallo online ah.
08/02/2026
Dhawaan waxaan qabaneynaa fasallo cusub oo kumbiyuutar ah.
10/12/2025
Qofka kombiyuutarka isticmaalaya wuxuu milicsadaa qiyaastii 7 jeer daqiiqaddii, halka qof aan kombiyuutar adeegsanin uu celcelis ahaan milicsado 21 jeer daqiiqaddii. Tani waxay keeni kartaa indho qallayl, daal indhaha ah, iyo xanuun. Sababta hoos u dhaca milicsiga waa in qofka uu si daran u fiiriyo shaashadda, taasoo ka dhigaysa indhaha kuwo qalala ama dareen la'aan noqda. Si looga fogaado arrintan, waxaa lagula talinayaa in la adeegsado xeerka 20-20-20:
20 daqiiqo kasta, fiiri meel 20 feet (6 mitir) u jirta muddo 20 ilbiriqsi ah si indhuhu u nastaan.
01/12/2025
CPU-gu wuxuu ku shaqeeyaa isagoo si isdaba joog ah u fulinaya tilmaamaha xusuusta iyada oo loo marayo wareeg loo yaqaan fetch-decode-execute
30/11/2025
Understand the classification of computers
08/10/2025
Dunidu si degdeg ah ayey isu beddeli doontaa β ha noqon kan la beddelo, noqo kan wax beddela!πβ¨β¨
27/09/2025
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abshir Nur Ali, Amiisha Ina Yussuf, Youssef Goda, Aisha Mohamett Gaiye
19/09/2025
What does the acronym POST stand for in computing, and which part of the computer performs it?
10/09/2025
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Xish Xasan Yaqub, Anfac Mohamett Mirre
04/09/2025
Dhawaan waxaa xaruneenta Kulmiye ka furmaya fasallo cusub oo lagu baranayo noocyada kala duwan ee luqadda English-ka. Fursaddan ha moogaan! Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 611246990.
30/08/2025
π New Classes Starting Soon!
Donβt miss the opportunity register now and be part of the next learning experience!