Al-Nureyni Primary and Secondary School

Al-Nureyni Primary and Secondary School

Share

Aqoon la aan waa iftiin la aan

19/03/2026

Ciid Wanaagsan Muslimiinta meel walbo dunida ka joogaan

Allh naga aqbalo acmaasha bisha barakeysan ee ramadaan.

17/02/2026

رمضان مبارك
Wwaxaan umada islaamka ugu hambalyeynaynaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Photos from Guddoonka Waxbarashada Degmada Baraawe's post 17/02/2026
Photos from Al-Nureyni Primary and Secondary School's post 17/02/2026

🏆 GUUL IYO HAMBALYO: Geesiyaasha Dugsigeena! ⚽🥇
Maanta waa maalin weyn oo farxad iyo sharaf u soo hoyatay guud ahaan dugsiga, gaar ahaan ardaydeena Fasalka (8aad A) hibada leh ee ku guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta. Waxaan halkan hambalyo aan la koobi karin uga diraynaa kooxda dugsiga ee hantiday Koobka iyo Biladaha Dahabka ah!
Guushani maahan mid si dhib yar ku timid, ee waa dhabar adayg ixtiraam iyo wada shaqayn ay muujiyeen ardaydeenu tan iyo bilowgii tartanka.

Waxaan sharaf weyn noo ahayd in munaasabadda lagu abaal-marinayay guuleystayaasha oo naga soo qayb galay
Gudoonka Waxbarashada Degmada Mudane Nurshe Oo dhiirigelin iyo bogaadin weyn u jeediyey ardayda.
Maamulaha Dugsiga Abdifitah Sayid Rashid Oo had iyo jeer garab taagan horumarka iyo hibooyinka ardayda.
Macalimiinta: Oo ah lafdhabarta guul kasta oo ay ardaydu gaadhaan.
Ciyaaruhu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah waxbarashada waxay dhisana murtida caafimaadka, iyo hoggaaminta."

Waxaan leenahay hambalyo mar kale, guushu ha idiin sii socoto. Waxaad tusaale u tihiin dhalinyarada kale ee jecel inay isku darsadaan Aqoonta iyo Ciyaaraha.

22/11/2025

Hambalyo Macalimiinta Soomaaliyeed

22/11/2025

Farxad iyo Dareen:
Hambalyo Gaar Ah Macallimiinta Dugsiga Al-Nuurayn!

Muuqaalkani wuxuu ka yimid quluubta ardaydeenna, kuwaas oo u mahadcelinaya macallimiintooda naftooda u huray inay iftiimiyaan wadada aqoonta.
Barbaariye wax u bartay,
waad mahadsan tihiin! Waxaad tihiin halyeeyada dhabta ah ee mustaqbalka dalkeenna.

>

Photos from Al-Nureyni Primary and Secondary School's post 22/11/2025

Sawiro
Munaasabada Xuska Maalinka Macalinka Soomaaliyeed

Mahadsanid Macalin

21/11/2025

Dugsiga AL-NUUREYNI waxa ay hambalyo leedahay dhammaan Mucalimiinta Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan.

Mucalimiinta Soomaaliyeed waxa ay ku shaqeeyaan Waqtiyo iy duruufo adag intaba.

Photos from Al-Nureyni Primary and Secondary School's post 08/11/2025

Maanta oo Taariikhda tahay 08/11/2025
Waxaa ardayda Dugsiga alnureyni Ubilaawde Imtixaan Bileedka 1aad ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga waxay u rajeynayaan dhammaan ardayda guul iyo Natiijo wanaagsan

Photos from Al-Nureyni Primary and Secondary School's post 24/06/2025

Baraawe Waxaa maanta Ardeyd Fasalka 8aad ee Degmada Baraawe usoo gabagaboobay Imtixaanka Shahaadiga ee ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed
Maamulka iyo macaliminta Dugsiga Al-Nureyni Primary and Secondary School waxay dhamaaan ardeyda South West Urajeenayaan Natiijo wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Dayax
Baraawe
00252