Dr Sirka
Shariif Abdulkadir Bakar
important
الف صلى الله عليك سيد محمد
Labada Waalid Waa Nimco Runtii
صلاة ربي مدى الزمان على النبي طاهر الجنان
Eid Mubarak
عيد الاضحى مبارك
Eidul-Adxa Mubarak
30/07/2020
Ciid wanaagsan dhammaan umadda muslimiinta meel walba aad joogtiin waxaan idin leenahy farxad iyo caafimaad ku ciida
كل عام وانتم بخير
02/07/2020
Cayuuni yaa ceebeeyay.
-----------------------------------
Uguma horeyn Cayuuni Gabar inta laga faa'iideysto kalsoonideeda deetana sawiradeeda ama muuqaalo sir ah oo laga hayey lagu faafiyo baraha Bulshada. Balse su'aashu waxa ay tahay, Gabadhan ma waxa ceebeeyay duligii sharafteeda dagay mise dadweynaha ?
Muuqaalka lagu faafiyey baraha bulshada dabcan dadka oo dhan gaar ahaan kuwa isticmaal baraha Bulshada ayuu gaarey waayo iyagaa siifaafiyey oo waxa ay noqdeen kuwo fuliyey hadafka uu arintan ka lahaa nin ku sheegii inanta hodey.
Baraha Bulshada sida aan ogsoonahay Soomaalidu waxaa ay ku soo bandhigaan xumaan iyo samaan intaba. Waxaana badan in xumaanta la koriyo oo kor loo sii qaado, tusaale hadii lasoo dhigo Aaladahan lagu wada xiriiro Gabar Asturan oo kalaamka Alle aqrinaysa waxaa laga yaabaa in aysan 10 qof Like usaarin balse hadii lasoo dhigo Gabar aan asturneyn waxaad arkaysaa iyadoo loo saaray Kumanaan Like iyo Comment.
Marka eeda keliya yaanan saarin hal qof ee aynu inaguna qaladkeena qaadano. Hadii larabo in aysan dhicin waxa Maanta iyo maalmo kasii horeeyayba dhacay, indhaha, dhegaha, afka iyo gacmahaba aynu kalaabano xumaanta si kuwa sameynaya uga waantoobaan.
Talo......
Gabdhaha Soomaaliyeed raga waad dhasheen, la dhalateen una dhexdaan oo karaamadii Aadanaha ayaad tihiin, hasa ahaatee ogaada in ay jiraan kuwo garaadkoodu uu yar yahay oo xumihiina goobaya.
Ugu danbeyn iyadoo ay tahay waajib Diini ah oo la faray Haweenka Muslimka ah Asturaada ayaan qoraalkeygan kusoo gabagabeyn gabay uu tiriyey Abwaankii jaceylka ee Cilmi boodhari. Kaas oo uu uga hadlayey quruxda dumarka uu eebe ku suntay jirkooda iyo hadii aysan asturin damaca indha beelka ah ee gelaya ina rag.
…Hablahayow, halkii qoomanayd baad i qabateene
Qalbigaan bugsiinaayey baad qac iga siisaane
Bal qiyaasa waa taan qandhaday qamarey awgiine
Qarqarada jidhkaygiyo gacmuhu wayqadh-qarayane
Qalbiguu wax iga yeelayaa naaska qaawaniye
Qosolka yaryari waa waxaad nagu qaldaysaane
Inaan Eebbahay idin qatalin qariya laabtiina!
Mahadsanidiin.
19/06/2020
Xitaa Madaxtinimo uma baahnid | waxaa lagaaga baaha........... -Hanaqaad Official Fadlan haddii ay tahay marka ugu horreysa ee aad soo booqato Channelka Hanaqaad Official nagu dhiirageli Subscribe, Share, L...
25/04/2020
There is a fabulous proverb of a renowned personality going as, " There is no loyal friend except book ". Everybody is in your life just for a purpose , when their benefits are completed then they start making distance. If you want to be successful , you should find out a sincere friend ; It is book . Book gives us experience and makes ourselves strong .
23/02/2020
Pageka Noo Share Gree WLL
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Baraawe