MITRE - Miini Institute For Training and Research

MITRE - Miini Institute For Training and Research

Share

Mac-hadka Tababarka Injinerada Mustaqbalka & Cilmi-barista ee Miini Institute for Training & Research

Photos from MITRE - Miini Institute For Training and Research's post 17/07/2026

๐ŸŽ“ Qeybta 2-aad ee Sawirrada Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii 5-aad ee Machadka MITRE.

Photos from MITRE - Miini Institute For Training and Research's post 16/07/2026

๐ŸŽ“ Qeybta 1-aad ee Sawirrada Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii 5-aad ee Machadka MITRE.

Photos from MITRE - Miini Institute For Training and Research's post 16/07/2026

Machadka MITRE ayaa maanta qabtay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 5-aad ee ardayda ka aflaxday Diplomooyinka kala duwan ee machadka.

Ardaydan oo tiradoodu dhan tahay 66 arday ayaa si guul leh u dhammaystay Diploma of Basic Computer iyo Diploma of Graphic Design, kuwaas oo lagu baray aqoon iyo xirfado muhiim u ah suuqa shaqada casriga ah.

Munaasabadda qalin-jabinta waxaa ka soo qaybgalay marti sharaf kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Lataliyaha Sare ee Machadka MITRE, Calawi Aways Sheekh, Aas-aasaha Machadka Mohamed Abdulkadir Bakar, Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Barawe Nur Abubakar Nur, iyo Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Barawe ahna Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Eng. Hamza Ali Siidow.

Maamulka Machadka MITRE ayaa hambalyo u diray dhammaan ardayda qalin-jabisay, isaga oo ku bogaadiyey dadaalkooda, adkaysigooda iyo guusha ay gaareen. Sidoo kale, maamulka ayaa xaqiijiyay in machadku sii wadi doono dadaallada lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada si ay uga qeyb qaataan horumarka bulshada.

Ugu dambeyn, maamulka Machadka MITRE waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan marti-sharaftii, waalidiintii, macallimiintii iyo bahda waxbarashada ee ka soo qaybgalay munaasabaddan qiimaha badan.

Hambalyo Dufcaddii 5-aad ee Machadka MITRE.

Photos from MITRE - Miini Institute For Training and Research's post 16/07/2026

Waxaa si toos u bilowday xaflada qalanjebinta Dufcaddii 5aad machadka MITRE

11/07/2026

MITRE waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto Basic Computer Bootcamp oo BILAASH AH (FREE).

Haddii aad rabto inaad barato aasaaska kumbuyuutarka, xirfadaha muhiimka ah ee casriga ah, iyo sida loo isticmaalo barnaamijyada aasaasiga ah ee kombiyuutarka, tani waa fursaddaada.

โš ๏ธ Ogow: Koorsooyinkan waxaa ka faaโ€™iidaysan doona oo keliya 50-ka arday ee ugu horreeya ee is-diiwaangeliya.

๐Ÿ“Œ Ha sugin inta boosasku buuxsamayaan. Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto ardayda nasiibka u yeelan doonta.

๐Ÿ“ Goobta: Barawe - Dabaqa kore shirkada Dahabshiil
๐Ÿ“ž Wixii Faahfaahin Dheeraad ah Kala Xiriir 0619002859

22/06/2026

Machadka MITRE ayaa wuxuu kugu bishaaraynayaa inuu bilaabanayo barashada xirfadda Crochet-ka.

Crochet waa xirfad casri ah oo aad loogu baahan yahay maanta, laguna sameeyo boorsooyin, dhar, koofiyado iyo agabyo kale oo badan Waa xirfad kuu sahleysa inaad hal-abuurkaaga u beddesho fursad dhaqaale.

Xirfadaan ayaa waxaad ka heli doontaa aqoon iyo xirfad dhammaystiran oo kaa caawin doonta inaad tallaabada ugu horreysa u qaaddo dhismaha mustaqbalkaaga.

Hadabo Haddii aad tahay qof doonaya inuu xirfad cusub barto, kobciyo hal-abuurkiisa, ama abuuro fursad dhaqaale oo mustaqbal leh, tani waa fursaddaada.

Diiwaangelintu way socotaa, oo soo booqo xarunteena oo ku taala magaalada Barawe gaar ahaan dabaqa kore shirkada dahabshiil ama nagala soo xiriir nambarka shaashada ku qoran.

โ€œMachadka mitre waa Halka ay xirfadduhu iyo fursaduhu ka bilowdaanโ€

Photos from Gollaha Dhallinyada Degmada Baraawe's post 20/06/2026
Photos from MITRE - Miini Institute For Training and Research's post 20/06/2026

๐‘ด๐‘จ๐‘ช๐‘ฏ๐‘จ๐‘ซ๐‘ฒ๐‘จ ๐‘ด๐‘ฐ๐‘ป๐‘น๐‘ฌ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ฎ๐‘ถ๐‘ณ๐‘จ๐‘ฏ๐‘จ ๐‘ซ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐‘ต๐’€๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ซ๐‘ฌ๐‘ฎ๐‘ด๐‘จ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ฉ๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘พ๐‘ฌ ๐‘ถ๐‘ถ ๐‘ฒ๐‘จ ๐‘พ๐‘จ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ซ๐‘ณ๐‘จ๐’€ ๐‘ฐ๐‘บ๐‘ฒ๐‘จ๐‘จ๐‘บ๐‘ฏ๐‘ฐ ๐‘พ๐‘จ๐‘ซ๐‘จ๐‘ฑ๐‘ฐ๐‘น ๐‘จ๐‘ฏ

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ: waxaa kulan yeeshay Machadka MITRE iyo Golaha Dhalinyarada Degmada Barawe, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhexeysa labada dhinac.

Kulanka waxaa hoggaaminayay CEO Machadka MITRE, Mudane Mohamed Abdulkadir Bakar, iyo Guddoomiyaha Golaha Dhalinyarada Degmada Barawe, Mudane Zakaria Mohamud Mohamed.

Intii uu kulanku socday, waxaa la isku dhaafsaday fikrado ku saabsan doorka ay waxbarashada iyo horumarinta xirfaduhu ku leeyihiin kobcinta dhalinyarada, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay fursado cusub oo iskaashi oo lagu taageerayo dhalinyarada degmada.

Kulanka ayaa kusoo dhammaaday isfaham iyo ballanqaad ku aaddan in la xoojiyo wada shaqeynta, si loo taageero horumarka dhalinyarada iyo kobcinta fursadaha waxbarasho ee Degmada Barawe.

13/06/2026

๐—ค๐—œ๐—œ๐— ๐—ข ๐——๐—›๐—œ๐— ๐—œ๐—ฆ ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ ๐—”๐—›!

Machadka MITRE ayaa si rasmi ah u sameeyay ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ๐—ฎ๐—ต koorsada ๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐˜… ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด

Koorsadani waxay ku bari doontaa sida uu u shaqeeyo suuqa ugu weyn dunida ee lacagaha, iyo dhammaan waxyaabaha aasaasiga ah ee la xiriira ๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐˜… ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด, si aad u fahamto sida suuqaas loo falanqeeyo loona ganacsado.

โณ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—๐˜‚๐—ป๐—ฒ.

Haddii aad jeceshahay inaad barato xirfad cusub, ama aad rabto inaad horumariso naftaada oo aad mustaqbalkaaga dhisto, tani waa fursaddaada ugu habboon.

Si aad isku diiwaangelinso la xiriir nambaradaan 0619002858, 0616106163, 0614024646

11/06/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno guusha qaar kamid ah ardayda Machadka MITRE, kuwaaso oo si guul leh u dhammeystay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ iyo ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป.

Guushani waxay muujinaysaa dadaal, karti, iyo ka goโ€™naanshaha barashada xirfadaha casriga ah. Waxaan u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo hor leh.

๐‘ด๐’‚๐’„๐’‰๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐‘ด๐‘ฐ๐‘ป๐‘น๐‘ฌ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ญ๐’–๐’“๐’”๐’‚๐’…๐’–๐’‰๐’– ๐’Œ๐’‚ ๐‘ฉ๐’Š๐’๐’๐’˜๐’…๐’‚๐’‚๐’.

Want your school to be the top-listed School/college in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Dabaqa Kore Shirkada Dahabshiil
Baraawe
619002859

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00