Bal joogso Waxyar Insaanoo.
Aqoon kaabe
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoon kaabe, .
Carruurta aan nolosha qiimo u arkin. | Sh mustafa xaaji.
09/05/2023
Hal Abuurnimo
Aad baan idin Salaamaya asxaabta.
Waxaan Dib u hawl gelin ku sameeyn Doonaa Page-ka .
Insha'allaah Mar dhow Naga Filo in aan si Taxane ah aan u wadi doonno Hawlaha waxtarka u leh adiga iyo Bulsho weeynta kale ee Soomaaliyeed.
Mahadsanid.
W.q. Haaruun Maxamed
Aqoon kaabe Cilmi daye Allaa u meel dayo . Aqoon haddaad raadiso Alle waxuu kuu sahlaya jidkii jannada . nagu soo biir si aynu kuugu kordhino inta aan garanayno . insha'allaah
English to Somali.
Micnaha ereyga "absent".
Gobolka banaadir ayaa ka dad badan wadanka africa ugu yar
ahmiyadda ay leedahay in caruurta afka soomaaliga la baro
Dhawaqa iyo macnaha ereyga "abroad"
27/09/2021
Qoyskaada = Quruxdaada
22/08/2020
Waqtigu waa sheeyga dhabtaa ay dadku qiimahiisa garan ,
waxaa midaa dheer , waqtiga in aan la celin karin la tabci karin , laso xadi karin , inta aad haysatana aadan ogaan karin xiliga ay ku egtahay .
miyuusan mudnayn waqtigaaga inaad ku baqiisho oo aad ka taxadarto ?
.
nagu soo biir oo like saar barteena facebook . Mahadsanid
09/06/2020
101 waxay la macno tahay "hordhac ama sharaxaad aas-aasi ah"
Haddi aad wax ku darsanayso waan ku soo dhawaynaya
_______________
Suulka inagu caawi 👍 , la sii wadaag asxaabtaada si ay iyagana ooga faa'idaan .
Faallo ka dhiibo waxii aad ku darsan karto dhigmadan .
Project by