18/08/2026
Hambalyo ayaan la wadaageynaa Ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo mar 3aad loo doortay hogaaminta Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir .
Ustaad Cabdulqaadir waxaan ugu duceyneynaa in mas’uuliyada mowle u fududeeyo.
Nagayle Primary and Secondary School
Dugsiyada Nagayle
Midowga Qalinjebiyasha Dugsiyada Nagayle
15/08/2026
Hambalyo Qalin-jabin 🎓
Hibo Macalin Maxamud Maxamed waxay si guul leh uga qalin-jabisay Jaamacadda Somerville, iyadoo ku takhasustayMedicine and surgery Doctor muddo 6 sano ah . Hiba sidoo kale waxay ahayd xubin aad u firfircoon oo ka tirsan ururka MIQDUN Union, taasoo muujisay dadaal, karti, iyo hoggaan wanaagsan intii ay waxbarashada ku jirtay.
Waxay ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabisay Nagayle Primary and Secondary School , halkaas oo ay ka bilowday safarkeeda waxbarasho ee guusha ku socd, waxaa xusid mudan ina Hiba ahayd mid kamid ah ardaydii ugu wanaagsanayd soo maray iskuulka Dugsiyada Nagayle weliba kamid ahayd dufcadii labaad.
Waa guul weyn oo mudan hambalyo iyo bogaadin. Waxaan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya, horumar joogto ah, iyo inay gaarto himilooyinkeeda sare. H**ey u soco Asmo!👏
Midowga Qalinjebiyasha Dugsiyada Nagayle
Primary and Secondary School
Dugsiyada Nagayle
06/08/2026
HAMBALYO IYO BOGAADIN
Bahda Midowga Qalinjebiyasha Dugsiyada Nagayle (MIQDUN) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Maamule Ismaciil Cumar Shuur, Maamulaha Xarunta 2-aad ee Nagayle Primary and Secondary School , oo si guul leh u soo gabagabeeyey heerkiisa labaad ee Master's Degree.
Guushan aqooneed waxay ka tarjumaysaa dadaal, karti, iyo himillo sare. Waxaan u rajaynaynaa inuu Alle u barakeeyo cilmigiisa, kana dhigo mid anfaca bulshada, waxbarashada, iyo qarankaba.Hambalyo iyo bogaadin! Waxaan kuu rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah. 🎓
Dugsiyada Nagayle
24/07/2026
Hambalyo Qalin-jabin 🎓
Maria Anshur Mohamett waxay si guul leh uga qalin-jabisay Jaamacadda UNISO,iyadoo ku takhsuustay Nursing and Midwufery.Maryan Anshur Mohamed sidoo kale waxay ahayd xubin aad u firfircoon oo ka tirsan ururka MIQDUN Union, taasoo muujisay dadaal, karti, iyo hoggaan wanaagsan intii ay waxbarashada ku jirtay.
Waxay ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabisay Nagayle Primary and Secondary School, halkaas oo ay ka bilowday safarkeeda waxbarasho ee guusha ku socda.
Waa guul weyn oo mudan hambalyo iyo bogaadin. Waxaan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya, horumar joogto ah, iyo inay gaarto himilooyinkeeda sare. H**ey u soco Maryan👏
Nagayle Primary and Secondary School
Midowga Qalinjebiyasha Dugsiyada Nagayle
Dugsiyada Nagayle
23/07/2026
Hambalyo Qalin-jabin 🎓
Ahmed waxay si guul leh uga qalin-jabisay Jaamacadda UNISO,iyadoo ku takhsuustay Nursing Midwifery Isha Ahmed Mohamed sidoo kale waxay ahayd xubin aad u firfircoon oo ka tirsan ururka MIQDUN Union, taasoo muujisay dadaal, karti, iyo hoggaan wanaagsan intii ay waxbarashada ku jirtay.
Waxay ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabisay Nagayle Primary and Secondary School, halkaas oo ay ka bilowday safarkeeda waxbarasho ee guusha ku socda.
Waa guul weyn oo mudan hambalyo iyo bogaadin. Waxaan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya, horumar joogto ah, iyo inay gaarto himilooyinkeeda sare. H**ey u soco Aisha👏
Nagayle Primary and Secondary School
Midowga Qalinjebiyasha Dugsiyada Nagayle
Dugsiyada Nagayle