05/03/2023
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadka jecel brashada luqadda carabiga in machdka AL- INSHAA oo horay uga barateen waxbarshao tayo leh uu qaadanayo fasalo carabi oo ONLINE ah bisha MAARSO (insha Allaah).
Diiwaan gelintu waa ay socotaa yaa lagaa buuxin.
خدمة المجتمع شرف لنا
Kala soo xiriir machadka Whatsapp
0615582291 ama 0617555464