Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad

Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad, Education, Balcad.

Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 27/08/2024

Waxaan u hamabalyeenenaa ardayada Dufacada 1aad ee Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad oo dhamaantood ka gudbay imtixaanka qaran.

Hamabalyo Guuleesta waan idin ku faaneenaa

Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 22/06/2024

Ardayda Dufcada 1aad ee Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad ayaa ma u fadhiistay imtixaanka midaysan ee Qaranka .
Allah ha u fududeeyo ardaydeena.

Guul Ayaan u rajaynaynaaa inshaa Allah

24/09/2023

Ogeesiis

Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 10/04/2023
Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 10/04/2023

Waxaa maanta nagu soo booqday Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad wafuud uu hogaaminaaayo Wasiir ku xigeynka waxbarashada Hirshabelle Mudane Abukar Xaseey, Gudoonka waxbashada degmada Balcad iyo Dr. Adikadir Hadafow oo ah Khabiir dhanaka beeraha oo in ka badan 40 sano ka shaqeenayey waxbarasha beeraha.
Wafidiga ayaa kormeeray qeybaha kala duban ee dugsiga iyo habsami u socdka howlaha shaqo ee dugsiga ayagoo ardayda u sheegay muuhiimada ay leedahay in la barto culuumta beeraha.

Ugubdanbeyn masuuliyiinta ayaa ballan qaaday in ay xoojin doonan taageerada dugsiga uu u baahanyahay.

Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 14/12/2022

Allah ayaa mahad leh oo maanta oo ay taariikhdu tahy 14-December 2022 si nabad ah noogu dhameeyey Imtixaanka dhaxe ee Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad sanad dugsiyeedka 2022--2023.

Waxaan u rajeyneenaa aradayda guul.🙏🙏.

Photos from Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad's post 10/12/2022

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaawday Imtixaanka dhaxe ee Sanad waxbarasheedka 2022-2023 Dugsiga Sare beeraha Ee Balcad

Waxaa ardayda Dugsiga iyo guuud ahaan ardayda Soomalieed u rajaynaa guuul

Guuleesta.

07/11/2022

Is qorista way soctaa.

02/11/2022

Agriculture is not a farming, It's a feeding.

02/11/2022

Agriculture is a fundamental source of national prosperity.

27/10/2022

👁👁👁

Want your school to be the top-listed School/college in Balcad?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Balcad