18/04/2026
Maanta 18/4/2025 Waxaa Noo Furmay Monthly Two ( Imtaxaam Bileedka 2..aad 2025/2026)
Waxaa uu noogu furmay si guul leh alxm
゚viralシfypシ゚ ゚
more
18/04/2026
Maanta 18/4/2025 Waxaa Noo Furmay Monthly Two ( Imtaxaam Bileedka 2..aad 2025/2026)
Waxaa uu noogu furmay si guul leh alxm
゚viralシfypシ゚ ゚
17/04/2026
Dhamaan ,maamulka, macalimiinta, & ardayda iskuulka ,waxaa ay Hmplyo u dirayaan macalimadeena oo maherkeda ka dhacay maanta magaalada Mogadishu-Somalia 17-4-2026
Hamplyo Hamplyo Hamplyo
゚viralシfypシ゚ ゚
15/04/2026
15--4---2026
Natiijada Tartan Aqooneedka Iskuulka Ee Maanta Dhacay
Fomr Two/B: 8 Dhibcood
Class: 9/A: 10 Dhibcood
゚viralシfypシ゚
12/04/2026
Balamin :- Arbacada 15-4-2026
Waxaa dhici doono tartan Aqooneedka Iskuulka dhamaadka wareega group yada waxaana ku balan san fasalada
9.aad/A vs. 10.aad/B.
Nasiib Wacan dhamaan ardyda soo bandhigi doonto dadaalkooda & aqoontooda
゚viralシfypシ゚ ゚
08/04/2026
8-4-2026
Natiijada Tartan Aqooneedka Iskuulka Ee Maanta Dhacay
Fomr Two/A: 12 Dhibcood
Class:7/B : 8 Dhibcood
゚viralシfypシ゚
07/04/2026
Berri oo Arbaca Ah ,Waxaa Dhici Doono Tartan Aqooneedka Iskuulka
Tartan Aqooneedka Dugsiga 2025 2026 Ayaa Ku Dhaw Dhamaad .
Berrina Waxaa Isku Arki Doono Fasalada /A & /A
゚viralシfypシ゚
19/03/2026
CIID WANAAGSAN
Maamulka Iskuulka, Jamal primary and secondary school jpss wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fidriga.
Gaar Ahaan Waalidiinta, Macalimiinta, Iyo Ardayda Iskuulka Dhamaan
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaashii Ramadaanka, isla markaana nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.
Ciid Mubaarak 🌙
゚viralシfypシ゚
15/03/2026
Waxaa la qeebseenaa murugada reer macalin hadaafoow oo aabe macaan Maacalin hadafow ka geeryooday galabta
Dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda waxee tacsi tiiraanya leh u dirayaan
Reer macalin Hadafoow oo ilmahooda dhigtaan iskuulka .
Allh u naxariisto Aabe macalin Hadafoow qabriga allh u waasiciyo
17/02/2026
Ramadan Mubaarak
Dhamaan Maamulka ,Macalimiinta,Iyo Ardayda Iskuulka Waxaa Ay Hamplyada Bilashada Barakeeysan Ee Ramadaan La Wadaagayaan Ummada Muslimiinta ah ☪️
Gaaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed Meelwalboo Ay Joogaan .
゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ
31/01/2026
Hmplyo Xaawo Cabdulaahi Xasan oo gashay kaalinta 1.aad tobanka arday ee ugu sareeya sanad Dugsiyeedka 2025 2026
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳
# ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚
31/01/2026
Hmplyo Ibraahim Ahmed Mohamed oo galay kaalinta 1.aad tobanka arday ee ugu sareeya fasalka 5.Aad sanad Dugsiyeedka 2025 2026
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳
# ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚
31/01/2026
Hmplyo Nimco Caray Aadan oo gashay kaalinta 1.aad tobanka arday ee ugu sareeya sanad Dugsiyeedka 2025 2026
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳
# ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚