Bisharo bisharo dhaman bahda jecel waxbarashada Imamu Nawawi Institute of Balcad
Waxa uu kugu bishareynayaa in uu bilabi doono barashada computerka
Kasoo lagu baran dono
1: window
2: word
3: power point
4: Excel
5: database
Fadlan horay ugaadh
FAHFAHIN
CALL
611201932
Whatsap
61 7034242
Imamu Nawawi Institute of Balcad
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imamu Nawawi Institute of Balcad, Education, Balcad.
13/10/2023
Team Imamu Nawawi
26/01/2023
Juma jamiil
Hammbalyo 21 November
21/11/2022
Dhaman macalimiinta somaliyeed hambalyo
19/09/2022
Dhaman ardayda waxa la ogeysiinaa in la geli doono IMTIXANKA semister one qeybtiisa h**e
جمعة المبارك كلم مسلمون والمسلمات
04/08/2022
Macalinka waa shakhsiga kaliya ee mar waliba u tagan barbarinta ubadkeena
Xafllada sagootinta dufcada 13aad ee dugsiga hoose dhexe iyo sare INAAMU-NAWAWI waxan idin leenahy hamballyo hamballyo hamballyo
Horay usocda guuleysta dhaman bahda waxbarashada ee IMAAMU NAWAWI
Wargelin
Dhaman bulshada jecel waxbarasho tayo leh waxa lagu wargelinayaa in machadka Imamu Nawawi Balcad ayka socoto darasada taas oo diirada lagu sari doono madooyinka sceintific ka
Bulshoy balanteeno waa machadka Imamu Nawawi Balcad
24/07/2022
Machadka Imaamu nawawi Balcad
Ayaa manta si rasmi ah u bilabay madooyinka scientific ka fa'iideysi wacan i.a
17/07/2022
Ogeysis ogeysis ogeysiis
Dhaman Bulshada ku nool Balcad iyo Hareeraheeda waxa La ogeysinayaa in waxbarashada ee Imaamu-nawawi Balcad(Imaamu Nawawi Institute Of Balcad) uu bilabi doono Madooyinka soo socodo
(scientific subjects)
1: Math
2: physics
3: biology
4: chemitery
Waxa kle oo kamid ah madoyinka machadka uu bixin doono
Computer
&
Health
Isdiwangelinta waxa ay ka socotaa xarunta weyn ee dugsiga imaamu nawawi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Balcad