13/01/2026
Waxaa heer gebagaba ah maraya imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee dugsiga Imaamu Nawawi Balcad.
Learning with Skills
13/01/2026
Waxaa heer gebagaba ah maraya imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee dugsiga Imaamu Nawawi Balcad.
Ardayda Dugsiga Imaamu Nawawi-Balcad oo isku diyaarinaya imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
24/11/2025
Maamulaha dugsiga Xanaanada Carruurta Imaamu Nawawi macalimad Safiya Maxamed Shaakir ayaa ugu bishaareysay walidiinta ku nool degmada Balcad in dugsiga Xanaanada Carruurta Imaamu Nawawi-Balcad qabanaayo Carruurta da,dooda u dhaxaysa 3 sano ilaa 6 sano,waxayna ugu baaqday in waalidiinta ubadkooda keenaan dugsiga
Maamulaha guud ee dugsiga Imaamu Nawawi Balcad Ustad Mowliid Cali Islow oo ku dhiiri geliyey waalidiinta ku nool degmada Balcad in ubadkooda keenaan dugsiga Xanaanada Carruurta Imaamu Nawawi .
Kormeeraha wasaaradda waxbarashada Hirshabelle ee degmada Balcad Ustad Cabdirisaaq Cabdi Xuseen (Us.Saabir) oo fariin ogeysiin ah oo ku aadan dugsiga Xanaanada Carruurta Imamu Nawawi udiraya waalidiinta ku nool degmada Balcad.
Maamulka dugsiga Imaamu Nawawi ayaa waxa uu soo qaban qaabiyey Casha sharaf lagu maamuusayey ciyaartoyda dugsiga Imaamu Nawawi kuwaasoo ku guulaystay koobka isdhexgalka bulshada ee dugsiyada degmada Balcad.
Sidoo kale casha sharaftaas waxaa lagu casuumay madax, macallimiin iyo marti sharaf kale oo ugu horeeyo kormeeraha wasaaradda waxbarashada degmada Balcad Ustad Cabdirisaq Cabdi Xuseen.
02/11/2025