13/12/2025
Asc galab wanaagsan Dhammaan Midowga iskuulada oo qabsaday kulamahooda shirarka wey ku mahad sanyihiin waana ku faraxsanahay insha allaah
Asc dhammaan ardayda iyo macalimiinta galab wanaagsan
13/12/2025
Asc galab wanaagsan Dhammaan Midowga iskuulada oo qabsaday kulamahooda shirarka wey ku mahad sanyihiin waana ku faraxsanahay insha allaah
21/11/2025
Hambalyo Hambalyo Waxaan Hambalyo iyo Boggaadin ku aadan Munaasabadda 21- Ka November Ee Maalinta Macallinka Soomaaliyeed u Dirayaa Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed
Taariikhduna ku soo aaday 21/11/2025 (Jimca)
Hambalyo Hambalyo Waxa Halkaan Hambalyo uga diraynaa khaban khaabayaasha kala ah
Cabdi carab, Mahad farey, Maxamed Muqtaar,
Maxamed Bilaal, iyo Maxamuud Xaaji Baanow
Oo ka shaqeeyey is dhexgalaka Macallimiinta Dugsiyada Degmada Balcad in loo qabto kubada Cagta Ee laga furay Garoonka Salaxa Ee Walaalaha Maxamed Muqtaar.
Hambalyo Hambalyo Macallimiinta Dugsiga Maclow-Abiikar primary and Secondary school of Balcad Waxa ay la Ciyaareen Walaalahood Macallimiinta Dugsiga Alpha primary and Secondary school of Balcad.
Maclow-Abiikar 8 Alpha 6
21/09/2025
Hambalyo Hambalyo Waxa Halkaan Hambalyo uga dirayaa khaban khaabayaasha Koobka is dhexgalaka Macallimiinta Dugsiyada Degmada Balcad Uga Furmay Garoonka Salaxa Ee Walaaha Ee Maxamed Muqtaar
Halkaan Waxa Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaa Kooxda Macallimiinta Dugsiga Maclow-Abiikar Balcad Oo guul Taaariikh ah ka gaaray Kooxda Macallimiinta Dugsiga Alpha.
Maalin Axada Taariikhda 21/9/2025
06/09/2025
Hambalyo Hambalyo Ceyni Maxamuud Cali iyo Qadro Axmed Cabdiraxmaan oo kawada socda Iskuulka Maclow-Abiikar Balcad oo hoos taga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Waxa ay maanta Casuumaad ka heleen marwo kaltuun karman oo Nobel Peace prize ku guuleysatey 2011 haddana booqasho ku timid Magaalada muqdisho gaar ahaan Hotel Decale Airport
06/09/2025
Hambalyo Hambalyo Qadro Axmed Cabdiraxmaan Oo ka la kulantay Marwo Kaltuun karman Oo Nobel Peace prize ku guuleysatey 2011 haddana booqasho ku timid Magaalada muqdisho.
Hambalyo Hambalyo Dhammaan Halkaan waxa ugu Hambalyeenayaa Ardeyda Maclow-Abiikar oo ah Xaflada Furitaanka iskuulka
Hambalyo Hambalyo Dhammaan Macallimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo Sare Ee Maclow-Abiikar primary and Secondary school of Balcad.
Maamulka iyo Macallimiinta Maclow-Abiikar waxa halkaan Shahaado Sharaf ku Doonsiiyey Maamul Ku Xigeynka Maclow-Abiikar.
Mr Maxamed Hadaafow Xuseen
Maamulka iyo Macallimiinta Waxay ku leeyihiin Hambalyo Hambalyo insha allaah 2025-2026
Hambalyo Hambalyo Awaal marinta Ardeyda Kaalimaha ka galay Maclow-Abiikar oo la gudoonsiiyey Shahaado Sharaf guuleysta insha allaah
Hambalyo Hambalyo iskuulka Maclow-Abiikar primary and Secondary school of Balcad Waa Xafladii Furitaanka iskuulka Maclow-Abiikar Balcad 2025-2026